Tacsi: Qoyska Reer Idiris Maydhane Warsame Waxa Ay Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaan Marxuum Xaaji Daahir Cilmi Oo Shalay Ku Geeriyooday Boorama.

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN,TACSIDA |

indexInaali laahi wa inaa ilaahi raaji cuun. Waxaan tacsi uu diraynaa geeridi naxdinta lahayd ee kuu timid manta duhurkii Bishu markaay ahayd 30/08/2015, Awoowo XAAJI DAAHIR CILMI oo ku geeridooday magalada Borama. Anagoo kale ah

Abo Idris Maydhane Warsame

Hooyo Fousiya Abdillahi Nur

Mowlid Idris Maydhane

Liban Idris Maydhane

Yasmiin Idris Maydhane

Ayan Idris Maydhane

Maydhane Idris Maydhane

Dhamaan reer Idris Maydhane

Waxaana leenahay samir iyo iman ilaahay ha inaga siiyo isna jana Fardawsa allaha ah geeyo.

Mowlid Idris Maydhane