Daawo Sawirrada Munaasabadii Caleemo Saarka Chief Caaqil Warsame Chief Caaqil Muuse Chief Caaqil Axmed Chief Caaqil Geele Oo Maanta Ka Dhacday Hotel Saw Ee Magaalada Borama

Filed under: HOME,MUUQAALADA,WARARKA |

Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (70)Boorama-(BON)-Boorama-(BON)-Munaasabad hanaankeeda Maamusnimo si heer sare loo soo agaasimay laguna caleemo saarayay Chief Caaqil Warsame Chief Caaqil Muuse Chief Caaqil Axmed Chief Chief Caaqil Oo noqonaya chief caaqilkii ugu da’ada yaraa Somaliland ayaa lagu caleemo Saaray Hotel SAW ee magaalada Boorama.

Munaasabadan oo ahayd mid ilyartu is qabatay ayaa waxaa ka soo qayb galay hogaanka dhaqanka gobolada Galbeedka Somaliland, mas’uuliyiinta xisbiyada qaranka oo uu ka mid ahaa Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga WADDANI Md, Axmed Mu’min Seed, marti sharaf kale oo ka socotay wadamada jaarka ah iyo haween.

Ugu horeyn waxaa munaasabadan ka hadlay Guddiga qaban qaabada caleemo saarka oo ay ka mid ahaayeen, C/raxmaan Cumar Cigaal, Eng Xuseen Xasan Caafi, Cornel Saalax Maydhane Warsame, Mr, Mustafe Faarax C/laahi waxa ayna ka mahadceliyeen marti sharafta kala duwan eek a soo qayb gashay munaasabadan, sidoo kale waxa ay ka warbixiyeen mudadii ay soo wadeen qaban qaabadan caleemo saarkan weyn kaas oo ay ku sheegeen in caleemo saarka uu garab socdo shaacinta hogaanka dhaqanka beesha Muusafiin.

Dhanka kale waxaa iyagna ka hadlay soona dhaweeyay qaar ka mid ah cuqaashi iyo salaadiintii madashan sharfan ka soo qayb galay soona dhaweeyay caaqilkan cusub ee ay soo dooratay beesha muusafiin waxa ayna alle uga baryeen inuu xilkaas u fududeeyo.

Sidoo kale waxaa iyagna halkaas ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Md,Axmed Mu’min Seed iyo taliyihii hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland General Maxamed Nuur Cansharaar waxa ayna caaqil warsame kula dardaarmeen inuu xilkaas weyn ee la saaray sidiisa uga soo baxo, bulshada xilkaas u igmatayna ku ilaaliyo cadaalada iyo Xaqa, iskana ilaaliyo inuu cid gaar ah dhinaca saaro.

Ugu danbayn waxaa halkaas ka hadlay caleemo saarayna Chief Caaqilka Hogaanka guud ee dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal waxa uuna kula dardaarmay guud ahaan bulshada iyo gaar ahaan beesha soo dooratay inay wiilkaas yar ee aqoonyahanka ah garab istaagaan ilaaliyaana xaashida cad ee uu haysto waxa kale uu alla uga baryay caaqilka cusub inuu alle ku asturo xilkaas culus ee la saaray.

Gabogabadii munaasabadan caleemo saarka ahi markii ay dhamaatay waxaa halkaas hadal kooban oo duco iyo codsi bulshadii halkaas iskugu timid u jeediyay Chief Caaqil Warsame waxa uuna sheegay in la garab istaago oo aan cidlo looga tagin, allena waxa uu ka baryay inuu xilkaas ku asturo nabad Galyadana inoo adkeeyo.

Si kastaba ha ahaatee Munaasabadan caleemo saarkan Chief caaqila Warsame ayaa noqonaysa munaasabadii ugu balaadhnayd ee Chief loo sameeyo guud ahaan Somaliland iyo gaar ahaan Gobolada Galbeedka Somaliland, iyada oo munaasabadahan noocanoo kale ah horey loogu yaqaanay Salaadiinta marka la caleemo saarayo, waxaase tani ay kaga duwan tahay Chief Caaqilkan la caleemo saarayay ayaa horjeego u noqonaya 12 Caaqil oo ka mid ah Cuqaasha Beelaha Habar Cafaan oo ay beeshiisa Muusafiina ka mid tahay.

 Xafiiska Wararka BooramaOnline
Eng:Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanad”
Wariye:Maxamed C/laahi Xuseen “Dabshid”
Boorama-Somaliland

Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (1) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (2) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (3) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (4) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (5) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (6) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (7) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (8) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (9) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (10) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (11) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (12) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (13) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (14) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (15) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (16) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (17) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (18) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (19) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (20) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (21) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (22) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (23) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (24) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (25) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (26) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (27) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (28) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (29) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (30) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (31) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (32) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (33) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (34) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (35) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (36) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (37) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (38) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (39) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (40) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (41) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (42) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (43) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (44) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (45) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (46) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (47) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (48) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (49) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (50) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (51) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (52) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (53) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (54) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (55) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (56) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (57) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (58) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (59) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (60) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (61) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (62) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (63) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (64) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (65) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (66) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (67) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (68) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (69) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (70) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (71) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (72) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (73) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (74) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (75) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (76) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (77) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (78) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (79) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (80) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (81) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (82) Caleemo Saarka Cheif Caaqil Warsame (83)