War-Saxaafadeed:Gudoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Md,Seed Oo Magacaabay Laba Guddi.

Filed under: TAHNIYADAHA |

imagesHargeysa-(BON)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed waxa uu maanta magacaabay laba gudi oo uu ku sheegay inay kala yihiin, Guddida Abaabulka iyo wadahadalada ee garabka toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI kaas oo uu gudoomiye uga dhigay Marwo HInda Jaamac Xirsi, kana kooban yaya lix xubnood oo kale.

Sidoo kale gudoomiye Seed waxa uu magacaabay Madaxa Abaabulka iyo isku dubaridka xaflada Soo dhawaynta garabka toosinta ee uu dhawaan ku tagayo Gobolka Awdal.

Warsaxaafadeedkan oo laga soo saaray xafiiska warfaafinta Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI oo nuqul ka mid ahi la soo gaadhsiiyay BooramaOnline.Com xafiiska Hargeysa ayaa u qornaa Sidan:-

15032633_1122715691110861_654606763_n

15050080_1122715664444197_1217121278_n