Tacsi::Jaaliyada Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Dalka Australia Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Marxuum:C/shakuur Sheekh Osman Qalinle Oo Ku Geeriyooday Melbourne Dalka Australia

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN,TACSIDA |

indexINAALLILAAHI WA INAA ILLAAHI RAAJUCUUN:Dhamaan Jaaliyadda , gobolada galbeedka somaliland, Awdal iyo salal, ee ku dhaqan magaalada Melbourne ee dalka Australia, waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay cabdishakur sh Osman, oo maanta ku geeriyooday magaalada Melbourne ee dalka Australia, waxaan ilaahay uga baryeynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkiisii iyo qaraabadiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo amiin,

Eng:Hussein Hassan Affi
Melbourne-Australia