Hanbalyo Dhalasho Farxad Leh:Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xaaji Axmed C/raxmaan Oo Wiil Ugu Dhashay Hargeysa.

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN,TAHNIYADAHA |

uoAnigoo ka wakiila dhalinyarada hoos ku qoran waxaanu si wada jir ah Hanbalyo iyo Bogaadin hawada u marinaynaa Walaalkayo Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xaaji Axmed C/raxmaan oo 26/12/2016 Wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa, Illahay waxaan uga beryeynaa inuu ka yeelo inankaa aanu adeerka u nahay kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca kaalin gala oo halkuu nolosha kaga aadan yahay ka soo dhalaala AAMIIN AAMIIN AAMIIN
1) Maxamuud Axmed Hirsi Baar-cad
2) Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed
3) Xildhibaan C/Qaadir Muuse Cige
4) Cumar Xuseen Xasan
5) Maxamed Maxamuud Ducaale
6) Nimco-Kawsar Maxamed Ducaale
7) Ifraax Haybe Cigaal
8) Axmed Bile Maxamed
9) Maxamed Cabdi Cali
10) Maxamuud Cali Abokor
11) Sheekh C/Raxmaan Qowdhan Elleeye
12) C/Qani Maxamed Faarax
13) Maxamed Jaamac Yuusuf
14) Maxamed Abiib Yuusuf
15) Liibaan Ismaaciil C/laahi
16) Maxamed Sidiiq C/laahi Dhamme
17) Hal-door Barkhad Jaamac Bootaan
18) C/raxmaan Cali Cismaan
19) Maxamuud Cilmi Diiriye
20) Maxamed Ciise C/laahi
21) C/Rashiid Cali Xassan
22) Axmed Cabdi C/Laahi
23) C/raxmaan Xassan Muuse
24) Khadar Muuse Axmed
25) Maxamed C/Qaadir Cali