Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalada Munaasabad Lagu Gudoonsiinayo Koobab Iyo Abaalmarino Oo Loo Qabtay Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada Cumar Binu Khadab Ee Magaalada Boorama.

Filed under: MUUQAALADA,SPORTS,WARARKA |

img_1540Boorama-(BON)-Munaasabad hanaankeeda Si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Hoolka Weyn Ee Dugsiga Sare ee Cumar Binu khadaab ee Magaalada Boorama, xafladan oo ahayd mid abaalmarino iyo koobab qaali ah lagu gudoonsiinayay arday ku guulaystay Tartan Ciyaareed mudooyinkii u danbeeyay uga socday Dugsigaas.

Madashan ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiyada Cumar Binu Khadaab, Isuduwaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Gobolka Awdal Mudane Samaroon C/laahi Cilmi Iyo Mas’uuliyiin kale oo uu ka mid ahaa wiilkii dhawaan ku soo guulaystay Tartankii orodka dheeraa ee Gobolada Somaliland Mudane C/laahi Cabdi Siciid oo ka mid ahaa Ardaydii wax ka baratay Dugsiyadan Cumar Binu Khadaab.

Halkan Hoose Ka Daawo Hadaladii Laga Soo Jeediyay Munaasabadaas.

Xafiiska Wararka BooramaOnline

Axmed Diiriye Ciiltire

Boorama-Somaliland

img_1495

img_1482 img_1483 img_1487 img_1491 img_1494  img_1497 img_1498 img_1499 img_1500 img_1501 img_1505 img_1507 img_1509 img_1512 img_1513 img_1517 img_1518 img_1520 img_1524 img_1525 img_1526 img_1527 img_1528 img_1529 img_1532 img_1536 img_1540 img_1543 img_1545 img_1546 img_1549 img_1550