Tacsi Tiiraanyo leh Oo ku Socota Qoyska & Qaraabada Uu ka Baxay AHUN Aabo Eng Yuusuf Riiraash Buux Oo Galabta ku Geeriyooday Magaalada Boorama.

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN,TACSIDA |

indexAbdishakur Maxamed Xasan (Gande)

Aqoonyahan Maxa’ed Muxumed Goobayare.
Agaasime Maxamed Geedi Caynaanshe.
Profesor Maxamed Axmed Jimcaale.
Profesor Abdiwahab Sh.Cali Sh.Max’ed.
Profesor Abdiqadir Cumar Cadhuur.
Samatar Sh. Aden sh.
Profesor Max’ed Xasan Daahir Baradici.
Gudoomiye Abdirahman Saleban Xaashi.
Xuseen Kaafi.
AxmedWeli.
Dr.Abdirahman sh.osman Axmed.
Max’ed Mux’ed Bille Faaliye.
Siyaasi Xuseen Cilmi Cismaan.
Maareeye Siyaad Daahir Camuud.
Macaane Hande.
Siyaasi Ahmed Hussein Samaale.
Yuusuf Nuur Muuse (Xawash).
Eng. Abdirahman Max’ed Cabdi (Galbeedi).
Eng. Liibaan Daahir Bilawacade.
Maxamed Xasan Cabdillahi.

Dhamaan dadka Kor ku xusan Waxay Tacsi tiiranyoa leh u dirayaan Qoyska iyo qaraabada Gaar ahaan Xoghaye Xasan Yuusuf Riiraash oo uu ka baxay aabahood AHUN Marxuun ENG YUUSUF RIIRAASH BUUX oo galabta ku Geeriyooday magaalada Boorama,waxayna ilaahay kuga baryaynaa inuu ilaahay naxariistii jano ka Waraabiyo, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.