Hawlwadeenada BooramaOnline Waxa Ay Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaan Marxuum:Marxuum:Yuusuf Muxumad Gadiid OO maanta ku geeriyooday Lafaciise Ee Killinka 5aad Itoobiya

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN,TACSIDA |

indexINAALLILAAHI Wa inaa illahi raajucuun:Dhamaan Hawlwadeenada BooramaOnline.Com waxa ay dhanbaal tacsi ah u dirayaan Gudoomiyaha Jimciyada Nuurul Cilmi ee Gobolka Awdal Sheekh Jamaal Yuusuf Muxumad Oo aabihii Marxuum:Yuusuf Muxumad Gadiid OO maanta ku geeriyooday Magaalada Lafaciise Ee Killinka shanaad ee itoobiya waxa aanan Marxuumka alle uga baryaynaa inuu naxariistii Janno Ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna alle Samir iyo iimaan ka siiyo.