Daawo Cuntooyinka Kugu Keeni Kara Cimri-Degdega (Xogta Dahsoon)!

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN,MUUQAALADA |

rrrrIyadoo laga hadli karo raadka ay cuntadaadu ku leedahay miisaankaaga, caafimaadkaaga iyo quruxdaada ayaa dhanka kale waxa la is weydiin karaa noocyada cunto ee qofka aadamaha ah ku keeni kara cimri degdega xaga da’da kuwaasoo badsashadoodu dad da’doodu yar tahay kasoo saari karto calaamadihii waayeelnimada.