Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Prof, C/laahi Ibraahim Habane Oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay Iyo Sababta.

Filed under: MUUQAALADA,WARARKA |

rtHargeysa-(BON)-Wasiirka wasaaradda waxbarshada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin habbane ayaa lagu maamuusay shahaado sharaf uu ku muttaystay dadaalka balaadhan ee uu geliyey iyo shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay wasaaradiisa mudadii koobnayd ee uu Joogay.

Xafiiska Wararka BooramOnline
Hargeysa-Somaliland