La Yaabka Aduunka:Aqoonsi la Siinayo 88 Malyuun oo Lo’ Ah!

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN |

Aqoonsi-la-Siinayo-310x187Dawladda Hindiya ayaa soo saartay waraaqaha aqoonsiga oo la siinayo 88 malyuun oo Lo’ ah, oo ku nool dalkaasi.

Xukuumadda Hindiya waxay sheegtay in mashruucan ay u samaynayso waraaqaha aqoonsiga ay ka qayb qaadan doonaan 100 kun oo qof . Ujeedada Mashruucan ayaa lagu sheegay ilaalinta xanaanada iyo cafimaadka lo’da.

Waxa kale oo mashruucan lagu doonayaa in si dhab ah loo ogaado tirade Lo’da ku nool dalka iyo waliba wax soo saarkeeda.

Iyadoo dhinaca kale-na la sheegay in sababo qarsoon oo kale ay jiraan oo ah in aanay Lo’du ka dabar gu’in dalkaasi maadaama badi dadka bhinduusk caabudaan, taasi oo haddii ay waayaan ama ay yaraato Lo’du ay dhibaato imanayso.