Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin
Dawlada Hindiya Oo Lo’deeda Qalab Casri Ah Ku Xidhaysa Iyo Sababta Ka Danbaysa.

Dawlada Hindiya Oo Lo’deeda Qalab Casri Ah Ku Xidhaysa Iyo Sababta Ka Danbaysa.

New-Delhi-(BON)-Dawladda Hindiya, ayaa Maxkamadda Sare u gudbisay dalab lagu doonayo in lo’da dalka joogta mid kasta lagu siiyo lambar u gaar ah oo lagula soconayo xaaladdiisa Isniintii toddobaadkan. Wargeyska Times of India oo aanu soo xiganay, ayaa daabacay in sac amma neef kasta oo lo’ ah iyo tafiirtiisa la siinayo lambar u gaar ah oo […]

Orodyahan Dhammaystiray Orod 42km ah Isagoo Jilibku Kala Wareegay si uu Calankiisa Sharaf-dhac uga ilaaliyo

Inkastoo aannu guul u dabbaal-degin, haddana waxa uu hal-adaygnimo ku qaatay sharaf, waayo waxa uu dhammaystiray tartan orod oo 42km ah, isagoo jilibku kala wareegsan yahay, dhaawaciisuna aad u culus yahay, si uu calanka dalkiisa oo ku lebbisnaa uga ilaaliyo sharaf-dhac. Orodyahan John Stephen Akhwari oo u dhashay dalka Tansaaniya, waxa uu magaciisu galay taariikhda […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Gaadhi Ku Shaqaynayo Tamarta Korontada Oo La Soo Saaray.

Gaadhi ku shaqaynaya koronto, isla markaana aan wax shidaal ah loo isticmaalayn oo magaciisa la yidhaa Kantanka Odeneho, ayaa markii ugu horreysay lagu sameeyey dalka Ghana ee qaaradda Afrika. Baabuurkan oo leh shan kursi oo loogu talogalay rakaabka, noociisuna yahay 4WD (Four-wheel drive) ma laha waxa ijiin shidaalka ku shaqaynaaya, balse waxa uu ku dhaqaaqayaa […]

Continue reading …
Jimciyada Daryeel Dadkaaga Ee Gobolka Awdal Oo Deeq Raashina Gaadhsiisay Dadka Ay Saamaysay Abaartu Ee Degaanka Jaaraahorato Ee Gobolka Awdal.

Boorama-(BON)-Daawo Jimciyada Daryeel Dadkaa Ee Gobolka Awdala Oo Deeq Raashina Gaadhsiisay Dadka Ay Saamaysay Abaartu Ee Degaanka Jaaraahorato Ee Gobolka Awdal.         Xafiiska Wararka BooramaOnline Maxamed Cumar Jaray Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Hogaamiye Xirsi Oo Iibsaday 100 Buug  Oo Ka Mid Ah Buug Xalay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Boorama.

Boorama-(BON)-Daawo Hogaamiye Xirsiga WADDANI Oo Iibsaday 100 Buug  Oo Ka Mid Ah Buug Xalay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Boorama.           Xafiiska Wararka BooramaOnline Wariye:Ibraahim Suxufi Boorama-Somaliland

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuumiinta Kala Ah Rashiid Balluu Ibraahim oo ka mid ahaa fanaaniinta dalka Iyo Marxuum Axmed Baaruud Aadan Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Fanka iyo suugaanta, hawl-wadeennada iyo shaqaale-weynaha Wasaaradda Warfaafinta, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee ay ka baxeen Alle ha u […]

Continue reading …
Daawo Geedka Cuduro Oo Dhan Lagula Dagaalamo Oo La Ogadeey Cudurada Halista Ah & Indho La Aaanta Cancerka

Daawo Geedka Cuduro Oo Dhan Lagula Dagaalamo Oo La Ogadeey Cudurada Halista Ah & Indho La Aaanta Cancerka Macanka Ee Geedka Romanku Daaweeyo.      

Continue reading …
Daawo Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Hadlay Wadahadalo Ay La Furi Doonaan Somaliland Iyo Ajandaha Shirka London.

Muqdisho-(BON)-Daawo Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Hadlay Wadahadalo Ay La Furi Doonaan Somaliland Iyo Ajandaha Shirka London. Xafiiska Wararka BooramaOnline Muqdisho-Soomaaliya

Continue reading …
Daawo Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kala Diray Hawl-wadeenadii Goobaha Qaadashada Kaadhka Codbixinta Gobolka Awdal.

Boorama-(BON)-Daawo Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kala Diray Hawl-wadeenadii Goobaha Qaadashada Kaadhka Codbixinta Gobolka Awdal. Xafiiska Wararka BooramaOnline Boorama-Somaliland

Continue reading …
Kooxda Ahlusunna Oo Mawqifkeeda Cadaysay Ka Dib Markii Uu Burburay Wadahadaladii U Dhaxeeyay Iyaga Iyo..

Muqdisho-(BON)-Kooxda Ahlu Sunna ee katalisa Magaalada Dhuuso Mareeb iyo deegaano kale oo katirsan gobolka Galgaduud ayaa War-Saxaafadeed kasoo saartay Wadahadaladii bur buray ee u dhaxeeyay maamulkooda iyo Maamul goboleedka Galmudug. Warka kasoo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay in gabi ahaan uu istaagay wadahadaladii ay la lahaayeen Galmudug, waxa ayna cadeeyeen in wax shaqo ah […]

Continue reading …
Page 1 of 1482123Next ›Last »