Home » Archives by category » DHACDOOYIN & QORMOOYIN
Shirkada Biyaha Boorama Oo Gabi Ahaan Joojisay Qaadashada Shilinka Somaliland,By:Axmed C/laahi Jama.

Shirkada Biyaha Boorama Oo Gabi Ahaan Joojisay Qaadashada Shilinka Somaliland,By:Axmed C/laahi Jama.

Shirkada biyaha ee shaba oo ah shirkad wadani ah oo ka jirta G/Awdal Borama ayaa waxay badashay shirkadii dawlada ee wakaalada biyaha waxana hantida gabi ahaanba iska leh dawlada Somaliland gaar ahaana waxay sharci ahaan hoos tagtaa Dawlada hoose ee Borama . Hdaba akhriste waxa wax lala yaabo ah in shirkadaasi oo wakhtigii heshiiska lala […]

Maqaal:Sidee Ayaa Wax Looga Qaban Karaa Xisbiyada Somaliland Ee Qabyaalada Ku Abtirsada?

Maqaal:Sidee Ayaa Wax Looga Qaban Karaa Xisbiyada Somaliland Ee Qabyaalada Ku Abtirsada? Doorashadani Ma Xisbiya Ayaa Tartamaya Mise Beelo Maqaal Maqaal:Sidee Ayaa Wax Looga Qaban Karaa Xisbiyada Somaliland Ee Qabyaalada Ku Abtirsada? Doorashadani Ma Xisbiya Ayaa Tartamaya Mise Beelo Maqaal Doorashada Somaliland kadhacdaywaxaanahaadadkiiqurbaugatagaysi aygoobjooguganoqdansida ay doorashadu u dhacayso. Haddaba, waxaamarkhatikaahaa in Somaliland kadhacdaydoorashoXOR ah oo […]

Continue reading …
Sport:Isku Aadka Wareega 16ka Ee Champions League Oo La Soo Saaray.

Waxaa maanta la sameeyay isku aadka Wareega 16ka ee koobka Champions League, waxaana sanadkan qoorta isku galay qaar kamid ah Kooxaha waa weyn ee usoo gudbay wareega 16-aad. Kooxaha waa weyn ee isku beegmay wareegan ayaa waxaa ugu adag kulanka dhax mari doona kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain, waxaana lugta hore ee ciyaarta labadan […]

Continue reading …
Caanno Caruur Caan Ah Oo La Ogaaday Inay Sun Yihiin Iyo Dalalka Ay Gaadheen.

Shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee Lactalis ee samaysa caanaha carruurta ayaa amartay in dib loogu soo celiyo caanaha ay soo saareen meeshay doonaanba caalamka haka yaalaan ee, iyaga oo ka cabsi qaba in ay ku jirto bakteeriyada wax qudhmisa ee salmonella. Wasaaradda caafimaadka ee Faransiiska ayaa sheegay in ay 26 carruur ah oo dalkaas ku […]

Continue reading …
Xabbad Beed Ah Oo Aad Ilmahaaga Maalin Kasta Siisaa Waxa Ay Ka Ilaalisaa In Uu Callaan Noqdo Iyo Sababta.

Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in carruurta yaryar oo maalin kasta la siiyo xabbad beed ahi ay si weyn uga qayb qaadato koritaanka ilmaha lana dagaallanto in ilmaha miisaankiisu ka yaraado inta caafimaad ahaan saxda ah ama uu ku dhaco cudurka gaabnida (Culannimada) keenada oo inta badan sababtiisu tahay nafaqo xumo. Cilmibaadhistan waxaa sameeyey cilmibaadhayaal ka […]

Continue reading …
Cilmibaadhis:Bidaarta Iyo Cirradu Haddii Ay Afartan Jirka Ka Soo Horreeyaan Oo La Ogaaday Inay Astaan U Noqon…

Cilmibaadhis ay dhowaan sameeyeen dhakhaatiir reer Yurub ah ayaa daahfurtay in ragga ay bidaarta iyo cirradu ku timaaddo 40 jirku ay u badan tahay in uu wadne xanuun mustaqbalka ku dhaco. Kulan ay dhakhaatiirta caafimaadka wadnaha ee adduunku ku yeesheen magaalada Kalkata ee dalka Hindiya ayaa ay ka hadleen dhakhaatiirta cilmibaadhistan sameeyey, iyaga oo ugu […]

Continue reading …
Daraasad:Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Ku Jira Malabka Oo Aroortii Hore La Cuno.

Waa ay badan yihiin daraasadaha caafimaad ee midiba dhan ka eegto faa’idooyinka aan la soo koobi karin ee Alle malabka u geliyey aadamaha, iyada oo mid kastaa soo bandhigayso natiijo muujinaysa faa’idooyin aan hore loo ogeyn. Haddaba cilmibaadhis dhowaan soo baxday ayaa iyaduna daahfurtay in koob biyo diirran oo malab lagu daray ah, oo maalin […]

Continue reading …
Sport:Natiijada Ciyaartii Xiisaha Lahayd Ee Dhex Martay Xulalka Gobolada Koonfur Galbeed Iyo Hirshabelle,1-0.

Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada oo maanta galay maalintii labaad ayaa waxaa ciyaar ku dhex martay labada xul ee KoofurGalbeed iyo Hirshabelle. Daawashada ciyaartan oo ay goobjoog ka ahaayeen labada Madaxweyne ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha KoofurGalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo weliba Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga dowlada federalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa […]

Continue reading …
Qaabkii Loo Shirqoolay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Yemen Oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Sanca+Video

Daawo Qaabkii Loo Shirqoolay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Yemen Oo Dhawaan La Dilay.Daawo Qaabkii Loo Shirqoolay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Yemen Oo Dhawaan La Dilay.

Continue reading …
Daawo Warbixin Xiisa Badan Oo Laga Diyaariyay Is Barbardhiga Cududa Millateri Ee Dalalka Iiraan Iyo Sacuudiga.

Daawo Warbixin Xiisa Badan Oo Laga Diyaariyay Is Barbardhiga Cududa Millateri Ee Dalalka Iiraan Iyo Boqortooyada Sacuudiga.

Continue reading …
Page 1 of 652123Next ›Last »