Home » Archives by category » DHACDOOYIN & QORMOOYIN (Page 2)
Daawo Aabo Ka Nexay Garaaca Wadnaha Gabadh Uu Dhalay Oo Geeriyootay.

Waxaa la baahiyay sawirrada markii aabe uu dhagaystay wadnaha gabadhiisa oo dhimatay oo ka dhex garaacmaya xabbadka nin ay badbaadisay, arrintaasi waxay ka dhacday dalka Maraykanka. Bill Conner ayaa baaskiil ka qaatay gurigiisa oo ku yaalla Wisconsin isaga oo boqollaal kiiloo mitir jaray si uu garaaca wadnaha gabadhiisa ugu soo dhagaysto magaalada Baton Rouge ee […]

Continue reading …
Fahamka Ilmaha Uurka Ku Jiraa!!!!!!!(Daraasad Cusub Oo Caafimaad).

Daraasad la soo saaray ayaa muujinaysa in caqliga aadamigu uu xajmigiisu ka yar yahay kuwii dadkii hore. Waxa kale oo ay daraasaddu cadaysay in 20 kun oo sano uu maanka ninku hoos u dhacay qiyaas dhan 1500- 1350 cm. Sidaa si la mid ahna uu kan dumarku isna hoos ugu dhacay. Laakiin daraasada ayaa intaasi ku dartay in inkasta […]

Continue reading …
Xulalka Qaramada Germany Iyo Chile Oo Barbaro Galay Xili Qarmada Cameroon Iyo Australia Ay Heleen Fursad Ay Wali Rajadoodu Ku Sii Nooshahay.

Xulalka qaramada Chile iyo Germany ayaa dhibcaha ku qaybsaday kulan adag oo dhex maray kaas oo ka tirsanaa Group B ee tartanka FIFA Confederations Cupka waxayna labadan xul qaran iska lumiyeen fursad ay wareega xiga ee tartankan ugu soo bixi kareen. Gool uu Alexis Sanchez u dhaliyay xulka qarankiisa Chile ayuu kansalay Lars Stindl taas […]

Continue reading …
Muhiimadda Caafimaad Ee Cunista Beedku Ay Leedahay Iyo Xaddiga Ugu Habboon Ee Laga Cuni Karo.

Dad badan ayaa isweydiiya beedka iyo muhiimadda caafimaad ama khatarta uu keeni karo, waxa kale oo aalaaba dadka madow ka gala in uu jiro xaddi u cayiman in aanu qofku ka badin beedka uu cunayo, haddaba sida qormadan ay ku sheegayso shabakadda Brights side oo arrimaha caafimaadka wax ka qortaa beedku waxa uu leeyahay faa’idooyin […]

Continue reading …
Hal-Abuurku Aan Lacag Ku Xidhnayn: Arday Curisay Qalab Sida Aadamaha U Shaqaynaya Oo Gubashada Bakhtiinaya.

Koox arday ah oo wax ka baratay kuliyadda Injineeriyadda Korontada iyo qalabka korontada ku shaqeeya ee jaamacadda Cusmaan Qazi ee dalka Turkiga ayaa ku guulaystay samaynta mishiin aadame-la-mood ah oo lagula dagaalamo dabka. Qalabkan ayaa leh nidaam dareen oo uu ku garanayo dabka, kadibna iskii ugu dhaqaaqayo si uu u bakhtiiyo, iyada oo sida oo […]

Continue reading …
Qaladaadka Caafimaadka: Xukunka Cisbitaal 26 Sano Ka Hor Isku Qalday Laba Hablood Oo Ku Dhashay.

Cisbitaal ku yaalla magaalada Gratis ee koonfurta dalka Usteri ayaa la saaray masuuliyadda isku qaldid lagu sameeyey laba hablood oo ku dhashay cisbitaalka muddo hadda laga joogo 26 sano, waxa aana lagu xukumay in uu bixiyo khasaare mooral iyo karaamo dilid aadame ah ee ku dhacay labada carruur ah ee la isku qalday iyo qoysaska […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Amiirka Cusub Ee Boqortooyada Sacuudiga Oo Dhunkaday Amiirkii Lagu Badalay.

Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen Amiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mohammed Bin Salman iyo Amiirkii hore ee Boqorooada Mohammed bin Nayef. Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay xubno badan oo kamid ah Qoyska Boqortooyada Sacuudiga waxaana taageero xoogan loogu muujinayay Amiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mohammed Bin […]

Continue reading …
Daawo Khilaafkii Khaliijka Oo Geelii Carabta Sameeyey,Sucuudiga Oo Geelii Qadar Masaafurinaya,(Yaabka Dunida).

Daawo La Yaabka Aduunka: Khilaafkii Khaliijka Oo Geelii Carabta Sameeyey,Sucuudiga Oo Geelii Qadar Masaafurinay.

Continue reading …
Kooxdii Damuljadiidka Soomaaliya Oo Alabari U Tagtay Xaramka,(Amin-Arts).

Amin-Arts Oo Sawir Siyaasadeed Ku Iftiimiyay Kooxdii Damuljadiidka Soomaaliya Oo Alabari U Tagtay Xaramka.        

Continue reading …
Madaxweyne Markuu Hawlgab Noqday Noloshu Waxay Tahay Bartay.

Madaxweyihii hore ee Tansaaniya Jakaya Kikwete, ayaa sheegay in dhadhanka noloshaba la ogaado marka laga hawlgabo xilka Madaxweynenimada, xafiiskana laga tego. 66 jirkan oo xilka Madaxweynenimo ee uu hayey u saamixi waayey inuu shayo u gaar ah qabsado, ayaa markii uu xilka ka tegay awood u yeeshay inuu hawlo badan qabsado. Waxa uu sheegay in […]

Continue reading …