Home » Archives by category » DHACDOOYIN & QORMOOYIN (Page 3)
Donald Trump iyo Kim Jong Un Waqooyiga Kuuriya Wejiyo Isu Eg iyo Aragti kala duwan, Daawo Warbixin Xiisa Badan Oo Laga..

Trump iyo Kim Jong Un Waqooyiga Kuuriya Wejiyo Isu Eg iyo Aragti kala duwan, Daawo Warbixin Xiisa Badan.

Continue reading …
Miyaynu Biyaha Dhexdooda ku ooyi Karnaa?!,Ka Daawo Barnaamujka Xogta Dahsoon Ee Wariye Xuseen Kurdi.

Miyaynu Biyaha Dhexdooda ku ooyi Karnaa,Ka Daawo Barnaamujka Xogta Dahsoon Ee Wariye Xuseen Kurdi.

Continue reading …
Daawo Warbixin Ka Hadlay Dal 20-kii Cisho Oo Kasta Ay Ku Biiro Hal Qof Oo Milioneer Ah.

Daawo Warbixin Ka Hadlay Dal 20-kii Cisho Oo Kasta Ay Ku Biiro Hal Qof Oo Milioneer Ah. Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daraasad Cusub:Daawo Qaabka Ay Hooyadu U Dhali Karto Ilmo Qurux Badan.

Daraasad Cusub:Daawo Qaabka Ay Hooyadu U Dhali Karto Ilmo Qurux Badan.Daraasad Cusub:Daawo Qaabka Ay Hooyadu U Dhali Karto Ilmo Qurux Badan.Daraasad Cusub:Daawo Qaabka Ay Hooyadu U Dhali Karto Ilmo Qurux Badan.

Continue reading …
Daawo Riwaayad Cusub Sooraan & Jawaan Ay Ka Mataleen Shirkada DP Worl Ee Dekeda Berbera La Wareegtay.

Daawo Riwaayad Cusub Sooraan & Jawaan Ay Ka Mataleen Shirkada DP Worl Ee Dekeda Berbera La Wareegtay.

Continue reading …
Daawo Nooc Ka Mid Ah Kalluunka Oo Lugo Iyo Gacmo Leh,(Warbixin Cajiiba).

Alkzolotal ama Cirfiiidkii Biyaha ayaa ah nooc ka mid ah kalluunka, kaasoo leh Lugo iyo gacmo layaab leh waxaanu awood u leeyahay inuu salka hoose ee badda uu ku socdo. Noocan ka midka ah kalluunka ee Layaabka leh ayaa waxaa ku socda Dabar Go` xawli ah waxaanu ka mid yahay Bahda loo yaqaan berri biyoodka. […]

Continue reading …
Magaca Ilmaha Dhasha Loo Bixiyo Yaab!

Bulshada Hindada cascas ee ku nool America ayaa aaminsan in magacyada caruurtooda ay u bixiyaan uu noqdo shayga ugu horeeya ee ay indhaha ku dhuftaan marka ay ka soo baxaan qolka Ilmaha yari ku dhashay. Sidaa darteed tani waa tan sababtay in hoggaamiyayashooda qaarkood loogu yeedho magacyo yaab leh oo qaarkood laga khajilo in loogu […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Warbixin Eegaysa Shanta Dal Ee Dadkoodu Ugu Cimriga Dheer Yihiin Iyo Sababta.

Dalka Japan ayaa ka mid ah shanta dal ee caalamka dadkoodu ay ugu cimriga dheer yihiin waxaana jasiirado badan oo ka mid wadanka Japan ku nool dad da’adoodu ay ka weyn tahay 83 sano jir. Dadka wadanka Japan ayaa waxaa ay jecel yihiin in ay cunaan bataati macaanta iyo kalluunka, Jasiirada Okinawa ayaa waxaa ay […]

Continue reading …
Akhrisku Waxa Uu Qofka Baraa Bulshaawinimo Iyo Kalgacal Waxa Aanu Furfuraa Maskaxda Iyo Fahamka

Haddii aad tahay gashaanti ku hawlan xulashada saygii ay mustaqbalka qoysnimo la wadaagi lahayd, waa in aad xisaabta ku darsataa in uu noqdo nin wax-akhrisku balwad u yahay. Sababta aynu gabadha oo keliya u xusnay waa xaqiiqada jirta ee ah in dumarku aad uga cawdaan odayaasha oo akhriska kaga mashquula waqtigii ay qoyska la qaadan […]

Continue reading …
Shan Arrimood Oo Aad Ka Maarmi Karto Ayaa Haddii Aad Iska Dayso Ay Lacag Badani Kuu Dhigmaysaa.

Waqtiyadan danbe oo ay dunida ku soo badanayaan dhibaatooyinka dhaqaale waxaa soo kordhay in xeeldheerayaasha dhaqaaluhu ay dadka iyo shirkadahaba siiyaan talooyin dhaqaale oo ka anfaci kara ka badbaadista mawjadaha aan fadhiyin ee dhaqaalaha iyo kaydsiga lacago ugu filan in ay kayd samaystaan. Waxaa soo kordhaya talooyinka soo jeedinaya in qofku kayd lacageed uu samaysto, […]

Continue reading …