Home » Archives by category » DHACDOOYIN & QORMOOYIN (Page 465)
Meere Dhulka Aad Ugu Eeg Oo La Helay Iyo Culimada Cilmi Falagga Oo Sheegay In Lagu Dul Noolaan Karo.

Haayadda maamulka duulimaadyada iyo hawada sare ee Maraykanka oo magaceeda loo soo gaabiyo NASA ayaa dhowaan heshay meere ka baxsan nidaamka qorraxda oo ay sheegeen in uu si aad ah ugu muuqaal iyo xaalad dhow yahay ama la mid yahay dhulka aynu ku noolnahay. Saynisyahannada NASA waxa ay aaminsan yihiin in meerahan cusubi uu qiyaas […]

Continue reading …
La Yaabka Aduunka: Nin Abeeso Qaniintay Oo Dhiiggiisii Isu-Beddelay Tallaal Ka Hortagi Kara Khatarta Sunteeda

Taliyaha booliiska gobolka Dii-Qaar ee dalka Ciraaq, Sarreeye-Gaas Xasan Salmaan As-Saydi ayaa dhowaan soo saaray amar ah in askari ka tirsan bilayska degmada Nejda loo beddelo rug booliis oo ku taalla cisbitaalka waxbarashada ee Al-Xuseyn, isla markaasna halkaas rasmig lagaga dhigo, kadib markii uu askarigani xiiseeyey in uu dhiiggiisa ugu tabarruco dadka ay abeesadu qaniinto, […]

Continue reading …
Koob Bun Ah Oo Aad Maalin Kasta Cabtaa Oo La Ogaaday Yareeyaan Khatarta Kansarka Midhicirada Weyn Ku Dhaca.

Cilmibaadhis ballaadhan oo dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa daahfurtay in cabbitaanka ee maalinlaha ahi ay yarayso khatarta ah in qofka uu ku dhaca kansarka noociisa midhicirada weyn ku dhaca, isla markaana waxa uu kordhiyaha fursadaha lagaga bogsan karo cudurkan. Sahamin lagu sameeyey dad uu cudurkani hayo oo bun cabbay ayaa lagu ogaaday in bunku uu […]

Continue reading …
Hanka Hogaamineed Ee Prof.Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Hoos Ka Qosolka Bulsho Weynta Reer Somaliland, Qalinkii Mohamoud Ahmed Hirsi ( figo).

Salfudaydka Somaliland hore ayey u eeday oo 1960 jibo iyo qiiro aan loo meeldayin ayey calankoodii la yaaciin oo koonfur iyo muqdisho ka taageen si bilaa shuruuda waase cashar aynu wax badan ka baranay, waa la oga wixii ay ka dhaxleen hantidoodii, naftoodii iyo naruuradii ay lahaayeenba dhulkaa lala simay oo la baabiiyey, midowgaa waxay […]

Continue reading …
Daawo Hooyo Soomaaliyeed Oo Ku Xaniban Iyada Iyo Caruurteeduba Dal Dibada Ah Oo Uu Dagaal Ka Socdo.

Daawo Hooyo Soomaaliyeed Oo Ku Xaniban Iyada Iyo Caruurteeduba Dal Dibada Ah Oo Uu Dagaal Ka Socdo.

Continue reading …
Daawo Cabdi Good Oo Lagu Yaqaanay Barnaamujka Isir-raaca Soomaaliga Oo Talo Aan Ahayn Barnaamujkiisa U Soo Jeediyay Xukuumada Kulmiye.

Daawo Cabdi Good Oo Lagu Yaqaanay Barnaamujka Isir-raaca Soomaaliga Oo Talo Aan Ahayn Barnaamujkiisa U Soo Jeediyay Xukuumada Kulmiye.        

Continue reading …
Daawo Wacdi Diini Ah “Noqo Qof Leh Hima Sare Leh” Fadiilatu Sheekh Mustafe Mustafe Xaaji Ismaaciil (Mustafe Burco).

Daawo Wacdi Diini Ah “Noqo Qof Leh Hima Sare Leh” Fadiilatu Sheekh Mustafe Mustafe Xaaji Ismaaciil (Mustafe Burco).

Continue reading …
Nasashada BooramaOnline Daawo Heesta Sacdiyo Iyo Alfanaan Maxamed BK + Wacdarihii Show Uu Ku Qabtay Hotel Summer-time Hargeysa.

Nasashada BooramaOnline Daawo Heesta Sacdiyo Iyo Alfanaan Maxamed BK + Wacdarihii Show Uu Ku Qabtay Hotel Summer-time Hargeysa.      

Continue reading …
Amin-arts Oo Sawir Siyaasadeed Xiisa Badan Ka Matalay Sida Mooshinka Ka Dhanka Ah Xasan Shiikh Musuq-maasuqa U Galiyay Hantidii Umadda.

Amin-arts Oo Sawir Siyaasadeed Xiisa Badan Ka Matalay Sida Mooshinka Ka Dhanka Ah Xasan Shiikh Musuq-maasuqa U Galiyay Hantidii Umadda.        

Continue reading …
Daraasad Caafimaad: Wax Ka Ogow Sababaha Keena Xannuunka shalalka (Faaliga) Ama (Stroke).

Dadka shaqeeya saacadaha badan ayey suurgal tahay inuu ku dhaco xannuunka shalalka (Stroke) sida lagu ogaaday baadhis lagu sameeyay in ka badan hal milyan oo ruux. Xogta oo lagu daabacay wargeyska daawada ee Lancet, ayaa muujineysa in halista xannuunka shalalka (Stroke) ay korodho marka la shaqeeyo wixii dhaafsiisan saacadaha caadiga ah ee 9am ilaa 5pm. […]

Continue reading …