Home » Archives by category » HOME
Barnaamujka Waxbarashada Ee Rayo Tv Oo Waraysi Xiisa Badan Lagula Yeeshay Maamule Ku Xigeenka Dugsiyada Cumar Binu KHadaab Ee Magaalada Boorama,Mr.Jaabir Ali Omer.

Barnaamujka Waxbarashada Ee Rayo Tv Oo Waraysi Xiisa Badan Lagula Yeeshay Maamule Ku Xigeenka Dugsiyada Cumar Binu KHadaab Ee Magaalada Boorama,Mr.Jaabir Ali Omer.

Boorama-(BON)-Daawo Barnaamujka Waxbarashada Ee Rayo Tv Oo Waraysi Xiisa Badan Lagula Yeeshay Maamule Ku Xigeenka Dugsiyada Cumar Binu KHadaab Ee Magaalada Boorama,Mr.Jaabir Ali Omer. Xafiiska Wararka Booramaonline Cali Aare Boorama-Somaliland

Abaalmarino La Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Somaliland Ee Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Boorama,+Sawirro.

Boorama-(BON)-Munaasabad hanaankeeda si sare loo agaasimay ayaa maanta ka qabsoontay mid ka mid ah hoolalka waaweyn ee Dugsiga Sare Ee Cumar Binu Khadaab ee magaalada Boorama, xafladan ayaa waxa ay daarnayd abaalmarino la gudoonsiinayay qaar ka mid ardaydii Dugsiyada Cumar Binu khadaab ee Guulaha wax ku oolka ah ka gaadhay Imtixaanka shahaadiga ee fasalada 8aad […]

Continue reading …
Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Afduubka Diyaaradii Lufthansa 1977 Ee Laga Dajiyay Muqdisho.

Muqdisho-(BON)-Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Afduubka Diyaaradii Lufthansa 1977 Ee Laga Dajiyay Muqdisho.

Continue reading …
Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Oo Aan Idiinka Diyaarinay Salaamaha Munaasabada Ciidul Adxa Ee Magaalada Boorama Iyo Damaashaadka Hotelka Caalamiga Ah Ee SAW HOTEL.

Boorama-(BON)-Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Oo Aan Idiinka Diyaarinay Salaamaha Munaasabada Ciidul Adxa Ee Magaalada Boorama Iyo Damaashaadka Hotelka Caalamiga Ah Ee SAW HOTEL. Xafiiska Wararka BooramaOnline Axmed Diiriye Ciiltire Boorama-Somaliland

Continue reading …
Dalada Waxbarashada Gaarka Ee ALFAJRI Somaliland Oo Maanta Aqoon Iswaydaarsi U Qabatay Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ee Awdal.

Boorama-(BON)-Aqoon is weydaarsi ay soo agaasintay Dalada ALFAJRI ee ay ku bahoobeen dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee dalka Somaliland ayaa manta ka qabsoontay mid ka mid ah hoolalka waaweyn ee Hotel SAW Boorama. Aqoon is waydaarsan oo loo qabtay Maamulayaasha, Maamulada ku xigeenada, Xoghayaasha iyo khasnajiyada Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Gobolka Awdal oo ka […]

Continue reading …
Daawo Munaasabad Casho Sharaf Ah Oo Loo Sameeyay Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Ee Magaalada Borama+Sawirro.

Boorama-(BON)-Waxaa habeenimadii Jimcaha munaasabad casho sharaf ah loo qabtay Maamulka iyo ardayda Dugsiyada Cumar Binu khadaab ee Magaalada Boorama taas oo ka dhacday Hotel RAYS Boorama. Munaasabadan casho sharafta ah oo ay soo agaasimeen qaar ka mid ah Ardayda Sannadkan ka qalinjabisay Dugsiga Sare Ee Cumar Binu Khadaab qaybta ragga waxaana ka soo qayb galay […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Ardayda Wax Ka Barata Dugsigayada Cumar Binu KHadaab Ee Boorama Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyay.

Boorama-(BON)-Munaasabad maqaamkeeda iyo maamuuskeedu sareeyay ayaa maanta ka qabsoontay barxada hore ee Dugsiyada Cumar Binu Khadaab ee Magaalada Boorama, taas oo dulucdeedu ahayd xidhitaanka Sannaddugsiyeeda 2016-2017 laguna gudoonsiinayay Ardaydii kaalmaha ka hore ka gashay Imtixaankii Ugu Danbeeyay. Madashan oo ay ka soo qayb galeen Sarkaal Ka Socday Wasaarada Waxbarashada, Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha […]

Continue reading …
Daawo Wacdi Diini Ah Oo Ka Hadlaya Fursadaha Malaayiin Xasanaada Ka Heli Karto Bisha Ramadaan, Fadiilatu Sheekh Said.

Ottowa-(BON)-Daawo Wacdi Diini Ah Oo Ka Hadlaya Fursadaha Malaayiin Xasanaada Ka Heli Karto Bisha Ramadaan, Fadiilatu Sheekh Said. Xafiiska Wararka BooramaOnline Sheekh Said Ali Ottowa-Canada

Continue reading …
Daawo Barnaamujka Bandhiga Bulsha Boorama Iyo Martida Maanta Wiilkii Sameeyay Heesta Dugsiga Sheekh Cali Jawhar.

Boorama-(BON)-Daawo Barnaamujka Xiisaha Badan Ee Bandhiga Bulsha Boorama Iyo Martida Maanta Wiilkii Sameeyay Heesta Dugsiga Sheekh Cali Jawhar. Xafiiska Wararka BooramaOnline Wariye:Ibraahim Suxufi Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland.

Hargeysa-(BON)-Daawo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »