Home » Archives by category » HOME (Page 15)
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalada Aas-qaran Oo Maanta Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele.

Booramalada Boorama -(BON)-Waxaa maanta magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Aas-qaran loogu sameeyay Marxuum Chief Caaqilka Guud Ee Beelaha Habar-Cafaan Gaar Ahaan Beelaha Muusafiin Marxuum Ismaaciil Axmed Geele oo maalintii shalay Ahayd Geeriyooday. Aaska Marxuumkan oo ahaa mid aad u balaadhan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo, […]

Continue reading …

Hargeysa-(BON)-Daawo Doodii Ugu Adkayd Ee La Wada Sugayay Lana Dhex Dhigay Gudoomiyayaasha Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Ee Start Tv. Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …

Boorama-(BON)-Ururka Dhalinyarada Samafalka Duyuurul-Alkhayr ee ka hawlgala Gobolka Awdal gaar ahaan Degmada Boorama kana qayb qaata taakulaynta dadka masaakiinta ah ayaa Bishan Ramadaan Barnaamuj Ay ugu magac Dareen Afuri Walaalkaa Ka hirgaliyay Degmada Boorama kaas oo ay ku afuriyeen Sida uu noo sheegay Gudoomiyaha Ururkan Mudane C/qaadir 6000 oo qof oo u badan dad masaakiin […]

Continue reading …

Boorama-(BON)-Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Oo Aan Idiinka Diyaarinay Mooshinkii Xilka Lagaga Qaaday Maayorka Iyo Maayor Ku Xigeenka Degmada Boorama.       Xafiiska Wararka BooramaOnliNE C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …

Boorama-(BON)-Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Boorama Ayaa Fadhi Ay Saaka Yeesheen Waxaa Ay Mooshin Ka Keenen Maayarka Magalaadaasi Mudane Saleexaan Xasan Xaddi Iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Maxamed Muxumad Faarax (Dheerayste) kullan ka dhacay xafiiska Maamulak Gobolka Awdal oo uu shir gudoominayay Gudoomiye Ramaax. Fadhigan ayaa waxaa soo xaadiray 18 Xildhibaan Waxaana Xildhibaanada Golahaasi Ay Cod Gacan […]

Continue reading …

Minneapolis-(BON)-Dood xasaasiya oo dhex martay Aqoonyahano kala aragti duwan oo Somaliland ah ku dhexmartey Minneapolis: prof:axmed ismaaciil samater oo dhamaan aqoonyahankii dooda si xeel dheer ugu sharaxay qaranka somaliland “Somaliland maaha dal hada cid ka go’aya ee waa mid hore aduunyadu u aqoonsanayd oo qaranimadiisii mar kale dhalatey” Prof. Ahmed I Samatar ” Hargeysa, Jabuuti […]

Continue reading …

Hargeysa-(BON)-Daawo Prof:Samatar Oo Soo Bandhigay Dariiqooyinka Loo Mari Karo Ictiraafka Somaliland Iyo Colaada Bogsashada Lahayn Ee Xamar U Qabto Somaliland. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/naasir Cumar Dhaadheere Hargeysa-Somaliland

Continue reading …

Boorama-(BON)-Munaasabad balaadhan oo loogu wanqalayay Jaamacadda Camuud Qaybteeda Caafimaadka oo xubin ka noqotay Jaamacaddaha Caafimaadka Aduunka ayaa xalay lagu qaybta Hotel Rays Ee Magaalada Boorama,Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Maamulka Guud Ee Jaamacadda Camuud Prof.Saleebaan Axmed Guuleed,Hormoodka Kulliyadaha Caafimaadka Jaamacadda Camuud Dr.Siciid Axmed Walhad,Dhakhaatiir,Salaadiin,Arday Iyo Marti Sharaf kale. Ugu Horeyn waxaa ka hadlay Hormuudka […]

Continue reading …

Boorama-(BON)-Waxaa Manta Lagu qabtay Jamcada Camuud Qaybta Computing And ICT xafalad Logu Magac Daray IT Open Day Ayaa waxaa Ka Soo qayb galay dhaman ardayda Kuliyada Computing And ICT Iyo dhaman Macalimiinta Wax ka dhiga Kuliyada iyo waliba qar ka mida madaxda sare ee jamcada oo u hogaminayey Madaxwaynaha Jamcada Camuud Mudane Pro. Saleban Ahmed […]

Continue reading …

Boorama-(BON)-Daawo Warbixin Xiisa Badan Oo Aan Idiinka Diyaarinay Mid Ka Mid Shirkadaha Laydhka Ee Boorama Power Station Ee Gobolka Awdal.           Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …