Home » Archives by category » MUUQAALADA
Daawo Xildhibanadii Golaha Degaanka Saylac Qayb Ka Mid Ah Oo Baxsad Ku Jooga Hargeysa Oo Afka Furtay Xukuumada Axmed Siilaanyana Eedaymo Culculus U Soo Jeediyay.

Daawo Xildhibanadii Golaha Degaanka Saylac Qayb Ka Mid Ah Oo Baxsad Ku Jooga Hargeysa Oo Afka Furtay Xukuumada Axmed Siilaanyana Eedaymo Culculus U Soo Jeediyay.

Hargeysa-(BON)-Daawo Xildhibanadii Golaha Degaanka Saylac Qayb Ka Mid Ah Oo Baxsad Ku Jooga Hargeysa Oo Afka Furtay Xukuumada Axmed Siilaanyana Eedaymo Culculus U Soo Jeediyay. Xafiiska Wararka BooramaoNline Hargeysa-Somaliland

Daawo Wariyayaashii Sacuudiga Oo Diiday Inay Weraysi Iyo Warbixin Ka Diyaariyaan Wefdigii Gudoomiye Cirro Iyo Iyagii Oo Wariyayaal Isku Noqday.

Jeddah-(BON)-Daawo Wariyayaashii Sacuudiga Oo Diiday Inay Weraysi Iyo Warbixin Ka Diyaariyaan Wefdigii Gudoomiye Cirro Iyo Iyagii Oo Wariyayaal Isku Noqday. Xafiiska Wararka BooramaOnline Jeddah-Saudi

Continue reading …
Daawo Ururweynaha Samafalka TAWFIIQ Ee Gobolka Awdal Oo Deeq Lacaga Gaadhsiiyay Wiil Dhalinyaro Danyar Ah Oo Ku Xanuunsanaya Boorama.

Boorama-(BON)-Daawo Ururweynaha Samafalka TAWFIIQ Ee Gobolka Awdal Oo Deeq Lacaga Gaadhsiiyay Wiil Dhalinyaro Danyar Ah Oo Ku Xanuunsanaya Boorama. Xafiiska Wararka BooramaOnline Maxamed C/laahi Xuseen”Dabshid” Boorama-Somaliland

Continue reading …
“Waxaan rajaynayaa in farxadda ciiddu ay adkayso midnimada iyo walaaltinimada dadka Soomaaliyeed,”Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Fidri. Mudane Xasan ayaa farriintan hambalyada ah ugu rajeeyey dadka Soomaaliyeed iney nabad ku ciidaan, kuna gaaraan ciidan ciideeda horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo. “Waxaan halkaan hambalyo ku aaddan […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Salaadii Ciidul Fidrida Maanta Boqolaal Shacab Soomaaliyeed Ah Kula Tukaday Masjidka Weyn Ee Isbaahaysiga Muqdisho.

Muqdisho-(BON)-Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Salaadii Ciidul Fidrida Maanta Boqolaal Shacab Soomaaliyeed Ah Kula Tukaday Masjidka Weyn Ee Isbaahaysiga. Xafiiska Wararka BooramaOnline Muqdisho-Soomaaliya

Continue reading …
Daawo Barnaamujka Salaamaha Ciidul Fidrida Ay Shacabka Reer Boorama Ka Dhiibteen Iyo Wariye Abokor Xasan Caafi.

Boorama-(BON)-Daawo Barnaamujka Salaamaha Ciidul Fidrida Ay Shacabka Reer Boorama Ka Dhiibteen. Xafiiska Wararka BooramaOnline Abokor Caafi Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Khasaaraha Ka Dhashay Baabuur La Jiidhsiiyay Dad Salaadii Ciidul Fidrida Tukanayay.

London-(BON)-Lix qof oo ay ku jiraan saddex caruur ahi ayaa dhaawacmay ka dib markii baabuur jiidhay dad badan oo ka soo baxayey garoon ku yaal magaalada Newcastle ee dalka Ingiriiska. Shilkani wuxu dhacay qiyaastii 09:14 subaxnimo saacadda London waxaanay goobta dadka baabuurku ku jiidhay tahay garoonka Westgate oo ay ka soo dareereen salaaddii Ciidda oo […]

Continue reading …
Sheekh Aadam Siirro Oo Sheegay In Musuq Maasuqa Somaliland Ka Jiraa Xadhkaha Goostey,+Video.

Hargeysa-(BON)-Daawo Sheekh Aadam Siirro Oo Sheegay In Musuq Maasuq Somaliland Ka Jiraa Xadhko Goostey. Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay  Heshiiska Khaatumo Iyo S/Land Xili Uu Shacabka Reer Hargeysa Salaadii Ciida La…

Hargeysa-(BON)-Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka Somaliland ayaa qaar kamida dadwayanaha ku dhaqan magaalada hargaysa kula soo tukaday salaada ciidal fidriga masjid jaamaca wayn ee magaalada hargaysa . Madaxwayneku-xigeenka oo khudbad u jeediyay bulshada ayaa ugu hambalyeeyay munaasibada ciidal fidriga, isagoo Madaxwayne ku-xigeenku khudbadiisa kaga hadlay wadahadaladii u socday […]

Continue reading …
Daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Salaadii Ciidul Fidrida La Tukaday Boqolaal Shacabka Reer Boorama Iyo Nuxurka Khudbado..

Boorama-(BON)-Daawo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Salaadii Ciidul Fidrida La Tukaday Boqolaal Shacabka Reer Boorama Iyo Nuxurka Khudbado Ay Jeediyeen. Xafiiska Wararka BooramaONline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Page 1 of 836123Next ›Last »