Home » Archives by category » MUUQAALADA (Page 652)
Daawo Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Iyo Wafti Xukuumadiisa Ka Mid Ah Oo Soo Gaadhay Magaalada Gaalkacayo.

Gaalkacayo-(BON)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dawlad gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro iyo Xildhibaanno ayaa galinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo soo dhaweyn diiran loogu sameeyey. Wafdiga ayaana deegaanka u soo gaaray […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Gaas Oo U Qayshaday Jubba-Land Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Soo Gaadhay Magaalada Garoowe,+SAWIRRO.

Garoowe-(BON)-Wefdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta ka degey garoonka diyaaradaha ee caasimadda Puntland ee Garoowe. Wefdiga waxaa Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntlad Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlama Axmed Cali Xaashi. Weftiga oo ay kamid ahaayeen Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda […]

Continue reading …
Daawo Maayirka Degmada Baki Oo Ka Hadlay Cida Dabada Ka Riixaysa Mooshin Xilka Lagag Qaadayo Isaga & Ku-xigeenkiisa

Baki-(BON)-Daawo Maayirka Degmada Baki Oo Ka Hadlay Cida Dabada Ka Riixaysa Mooshin Xilka Lagag Qaadayo Isaga Iyo Ku-xigeenkiisa. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Jibriil Yoonis Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Taageerana U Muujiyay C/rashiid Xasan Mataan.

Boorama-(BON)-Daawo Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Jibriil Yoonis Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Taageerana U Muujiyay Siyaasi C/rashiid Xasan Mataan. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Ujeedka Safar Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Ugu Kicitimay Dalka Kenya, Baaq Nabadeedna U Diray Kooxaha Ku Dagaalamaya Gaalkacayo.

Hargeysa-(BON)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Sacada Cali Shire oo maanta warbaahinta kula qolka nasashada ee Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, oo ay wehelinyeen wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ay ka mid ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Cali Shambe, Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr. Saleeban Ciise Axmed iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali […]

Continue reading …
Daawo Afhayeen Buubaa Oo Markii U Horeysay Si Adag Uga Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Kala Irdheeyay Isaga & Ciro Iyo Khilaafka Xisbiga UCID.

Hargeysa-(BON)-Maalmihii u dambeeyay ayay soo baxayeen warar ku saabsan in guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo afhayeenkiisa xisbiga Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa khilaaf kala irdheeyay, balse Afhayeen Ibraahin ayaa markii u horaysay warkaasi beeniyay sheegayna inaanu jirin khilaaf u dhexeeya isaga iyo guddoomiyihiisa. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warkaasi saxaafadda ku soo baxay ka jawaabaya ayaa […]

Continue reading …
Daawo Dad Ka Cabanaya Xaruntii Agoomaha Hargeysa Ee Ay Dawlada Kuwait Dhistay Oo Noqotay Meel Caruurta Dadka Maalqabeenku Dhaleen Lagu Xanaaneeyo.

Hargeysa-(BON)-Haween waynaha xogogaalka u ah xarunta dawladda Kuwait ka binaysay bariga Hargeysa oo lagu sheegay inay tahay xarun agoomaha loo dhisay ayaa sheegaya inay tahay xarun dadka lacagta leh caruurtoodu dhigato. Haween Shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dadka gacanta ku haya xaruntaasi oo kaashanaya dad dawladda ka tirsani u bedeleen […]

Continue reading …
Daawo Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Afka Furtay Muuse Biixina Ku Matalay Digtatoor Cagta Saaray Ama Qaatay Didaamkii Siyaad Barre Ee Uu Ku Haligmay, Kuna Goodiyay Inaan Reer Burco…..

Burco-(BON)-Daawo Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Afka Furtay Muuse Biixina Ku Matalay Digtatoor Cagta Saaray Ama Qaatay Didaamkii Siyaad Barre Ee Uu Ku Haligmay, Kuna Goodiyay Inaan Reer Burco…..         Xafiiska Wararka BooramaOnline Burco-Somaliland

Continue reading …
Daawo Sahra Boosaaso Oo Durtay Axmed Siilaanyo & Muuse Biixi, Kana Sheekaysay Wixii Ka Qabsaday Xisbiga Kulmiye Iyo Saamayntuu Ku Yeeshay Beel Ahaan.

Burco-(BON)-Daawo Sahra Boosaaso Oo Durtay Axmed Siilaanyo & Muuse Biixi,Kana Sheekaysay Wixii Ka Qabsaday Kulmiye Iyo Saamayntuu Ku Yeeshay Beel Ahaan.           Xafiiska Wararka BooramaOnline Burco-Somaliland

Continue reading …
Daawo Caaqilka Reer Biniin (Habarjeclo) Oo Saluug Weyn Ka Muujiyay Qaabkuu Muuse Biixi U Waajahay Doorashadii Madaxweynenimo Ee Kulmiye Iyo Booqasho Uu Ku Maray Xaafad Kku Taala Galbeedka Hargeysa.

Burco-(BON)-Daawo Caaqilka Reer Biniin-Habarjeclo Oo Saluug Weyn Ka Muujiyay Qaabkuu Muuse Biixi U Waajahay Doorashadii Madaxweynenimo Ee Kulmiye Iyo Booqasho Uu Ku Maray Xaafad Kku Taala Galbeedka Hargeysa.           Xafiiska Wararka BooramaOnline Burco-Somaliland

Continue reading …