Home » Archives by category » MUUQAALADA (Page 957)
Daawo Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Xukuumada Siilaanyo Ka Codsaday Inay Cadayso Warka Ay Baahisay Shabakada WIKILES Xaqiiqdiisa.

Hargeysa-(BON)-Daawo Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Xukuumada Siilaanyo Ka Codsaday Inay Cadayso Warka Ay Baahisay Shabakada WIKILES Xaqiiqdiisa.       Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Shilalka Gaadiidka Ku Soo Badanaya Dalka Iyo Safarada Xukuuumada Siilaanyo Ee Imaaraadka Carabta Oo Uu Ku Tilmaamay Kuwo Gaar Ah.

Hargeysa-(BON)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay shilalka kusoo badanaya wadooyinka u dhaxeeyay magaalooyinka Barbera iyo Hargeysa. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale waxaa uu duray wareegtadii wasiirka arimaha guduhu ku sheegay in baabuurta turus laga jaro,xukuudana waxaa uu ku eedeeyay in masuuliyiin ka tirsani ay u haystaan in masuul […]

Continue reading …
Daawo Madaxweynaha Maamulka Jubba-Land Oo Si Caadifadaysan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Garoowe,+SAWIRRO.

Garoowe-(BON)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-7-2015 garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wefdi balaaran uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku yimi gudaha Puntland. Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad, […]

Continue reading …
Daawo Macaamiisha Shirkada Rakaabka Gobolada Galbeedka Somaliland Ee SAHAL Oo Ka Warbixinaya Adeega Hufan Ee Ay Shirkadaasi Bulshada U Hayso.

Boorama-(BON)-Daawo Mid Ka Mid Ah Macaamiisha Shirkada Rakaabka Gobolada Galbeedka Somaliland Ee SAHAL Oo Ka Warbixinaya Adeega Hufan Ee Ay Shirkadaasi Bulshada U Hayso. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Haweenay Danyar Ah Oo Dhawaan 3-Caruur Mataana Ah Ku Dhashay Boorama Oo Uga Mahadcelinaysa Dad Muxusiniin Ah Oo Jago Ay Degto U Iibiyay.

Boorama-(BON)-Daawo Haweenay Danyar Ah Oo Dhawaan Saddex Caruur Oo Mataana Ah Ku Dhashay Boorama Oo Uga Mahadcelinaysa Dad Muxusiniin Ah Oo Jago Ay Degto U Iibiyay. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Wacdi Diini Ah Oo Ka Hadlaya Sakaatul Fidrida Bisha Ramadaan Iyo Qaybaheeda, Soo Jeedintii Fadiilatu Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Xafidahullaahu Waracaahu.

Hargeysa-(BON)-Daawo Wacdi Diini Ah Oo Ka Hadlay Sakaatul Fidrida Bisha Ramadaan Iyo Qaybaheeda,Soo Jeedintii Fadiilatu Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Xafidahullaahu Waracaahu. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/naasir Cumar Dhaadheere Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
“Anaggu Somaliland Oo Dhinac Ka Raran Oo Aan Cadaalad Ahayn Anagu Taageeri Mayno” Sheekh Aadan Siiro Iyo Xaalka Somaliland Ee Xiligan,+Video.

Hargeysa-(BON)-Daawo:“Anaggu Somaliland Oo Dhinac Ka Raran Oo Aan Cadaalad Ahayn Anagu Taageeri Mayno” Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Damqaday Halka Uu Xaal Hada Marayo. Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Safiirka Cusub Ee Dalka Imaraadka Carabta Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Sodoga U Yahay Ee Dhawaan La Magacaabay Oo Maanta Si Diiran Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyay.

Hargeysa-(BON)-Safiirka dhawaan loo magacaabay dawlada Isutaga imaaraadka carabta Mudane Baashe Cawil Cumar ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,ka dib safar uu dibada ugu maqnaa. Safiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa kusoo dhaweeyay wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada,xoghayaha khaaska ah ee madaxwaynaha iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada. Baashe Cawil Cumar safiirka imaaraad […]

Continue reading …
Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Prof.Geedoole Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska Sanad-guuradii Sadexaad Ee Aas-Aaska Takhakhusaadka Heerka Labaad ee Jaamacada Camuud,+SAWIRRO.

Boorama-(BON)-Daawo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Prof.Geedoole Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska Sanadguuradii Sadexaad Ee Aas-Aaska Takhakhusaadka Heerka Labaad ee Jaamacada Camuud.         Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng.Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanad” Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Dib U Milicso Warbixin Oo Laga Diyaariyay Magacyada iyo Xilalkii Haldoorkii Siyaasadda Reer Gabiley Ee Madaxweyne Siilaanyo Daaqada Ka Saaray.

Hargeysa-(BON)-Gobolka Gabiley, waxaa uu ka mid ahaa meelaha codka ugu badan uu ka helay Madaxweyne Siilaanyo doorashadii 2010 loogu cumaamaday hogaaminta Somaliland. Bulshada codka u hibaysay ee reer Gabiley iyo madaxweyne Siilaanyo waxaa isku xidhayay haldoorka siyaasadda Gabiley oo taabacsanaa Xisbiga Kulmiye halgan dheera u soo maray soo saarista Madaxweyne Siilaanyo. Haddaba 5-tii sannadood ee […]

Continue reading …