Home » Archives by category » SPORTS
Sababtii Uu U Burburay Heshiiskii Ay Manchester United Kula Wareegi Laheyd Ronaldinho Sannadii 2003 Oo La Ogaaday

Sababtii Uu U Burburay Heshiiskii Ay Manchester United Kula Wareegi Laheyd Ronaldinho Sannadii 2003 Oo La Ogaaday

Joan Laporta, siyaasiga reer Spain ahna madaxweynihii hore ee Barcelona ayaa shaaca ka qaaday sababta ay Manchester United ugu hungowday inay soo xerogeliso Ronaldinho. Kooxda Premier League ka dhisan ayaa waxaa ka dhaadhacsaneyd inay la soo wareegayaan Ronaldinho oo markaas joogay Paris Saint-Germain sannadii 2003, laakiin waxa ay saxiixiisa u waayeen Barcelona. United ayaa ku […]

Daawo Sawirrada Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Ka Qayb Galay Gunaanadka Tartan-ciyaareedka Bisha Ramadaan ee Garoomada Hargaysa Qaarka Mida.

Hargeysa-(BON)-Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda somaliland,Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha madaxwayanaha Somaliland ayaa shalay galabta ka qayb galay munaasibad lagu soo gabagabaynaayay tartano ciyaareed oo bisha ramadaan ka socday qaar ka mid ah garoomadda kubbadda cagta, isagoo madaxweyne ku xigeenku ka qayb galay kuwii ka garoomada Xawaadle iyo 31 May. Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna […]

Continue reading …
Xulalka Qaramada Germany Iyo Chile Oo Barbaro Galay Xili Qarmada Cameroon Iyo Australia Ay Heleen Fursad Ay Wali Rajadoodu Ku Sii Nooshahay.

Xulalka qaramada Chile iyo Germany ayaa dhibcaha ku qaybsaday kulan adag oo dhex maray kaas oo ka tirsanaa Group B ee tartanka FIFA Confederations Cupka waxayna labadan xul qaran iska lumiyeen fursad ay wareega xiga ee tartankan ugu soo bixi kareen. Gool uu Alexis Sanchez u dhaliyay xulka qarankiisa Chile ayuu kansalay Lars Stindl taas […]

Continue reading …
Tababare Jose Mourinho Oo Dacwad Khatar Ah Lagu Soo Oogay,+ VIDEO.

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan wax ogeysiin ah ka helin maamulka canshuuraha dowlada Spain oo la xiriira inuu sameeyay qiyaano canshuur. Xeer-ilaaliye jooga Madrid ayaa shalayto oo Talaado aheyd sheegay in Mourinho uu ku kacay labo jeer qiyaano canshuur sannadigii 2011 iyo 2012 markaasoo uu Mourinho tababare ka ahaa Real Madrid, waxaana […]

Continue reading …
Sport:Khilaafka Ka Dhex Aloosan Dalalka Khaliijka Carabta Iyo Dawlada Qadar Oo Weji Cusub Galay,+Sawirro.

Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan wadamada khaliijka ayaa sabab u noqotay inay saamayn ku yeelato kooxda Barcelona oo ka mid ah kooxaha ugu caansan qaarada Yurub iyo caalamka intiisa kale. Dowlado ay ku jirto Saudi Arabia ayaa xiriirkii siyaasadeed iyo midkii dhaqaalaha u goysay dalka Qatar oo ay ku eedeeyeen inay soo taageeraan argagaxisada, […]

Continue reading …
Sport:Koox Yar Oo Madrid Ka Dhisan Oo Dalab Cajiib Ah U Soo Jeedisay Diego Costa & Ateltico Madrid Kaas Oo Ay.

Koox Yar oo ka dhisan magaalada caasimada Spain ee Madrid ayaa doonaysa in ay Atletico Madrid iyo Diego Costa isku soo jiido isla markaana ay ka dhex hesho faa’iido ayna sahlanayn in koox sidan u yari ay ku fikirto. Diego Costa ayaa ka bixi doona Chelsea kadib markii uu Antonio Conte uu sidan go’aan ku […]

Continue reading …
Sport:Daawo Sawirrada Ciyaartooyada Xulka Qaranka England Oo La Siinayo Tababar Militari Iyo Sababta.

Ciyaartowda Xulka Qaranka England ayaa wajahay xaalad adag oo aysan horey u arag ,kadib markii macalinkooda Southgate uu geeyay xero Milatariga cusub lagu tababaro, halkaas ay ku sugnaayeen 48-saacadood, waxa ayna galeen jawi ka badaaln kii horey u barteen. Ciyaartoyda ayaa loo xiray dareeska Ciidanka Milatariga, waxaana la marsiiyay tababar adag oo sida Milatariga oo […]

Continue reading …
Waa Maxay Dalabka cusub ee ay Real Madrid u Soo Bandhigtay Zinedine Zidane?

Gudoomiyaha Naadiga Real Madrid ee Dalka Spain Florentino Perez ayaa u soo bandhigay Tababaraha kooxda real-Madrid Zinedine Zidane inuu naadiga la joogo inta noloshiisa ka hadhay. Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa noqday tababarihii ugu horeeyey ee labo sano oo isku xiga kooxda u soo hooya koobka kubadda cagta ee kooxaha Horyaalada Yurub, ka dib […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Cristiano Ronaldo Oo Naqshad Cusub Timihiisii U Xiirtay.

Cristiano Ronaldo ayaa timaha xiirtay isagoo ugu dabaaldegaya hanashada koobka Champions League ee kooxdiisa Real Madrid. Tan iyo markii uu indhaha caalamka soo jiitay markii uu joogay Manchester United, xiddiga reer Portugal ayaa mar walba waqti ku bixin jiray inay quruxsado timaha taasoo astaan aheyd muuqaalkiisa guud. Ka dib markii labo gool dhaliyay kulankii ay […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Real Madrid Oo Ku Guulaysatay Xalay Koobka UEFA Champions League-ga, Ka Dib Markii Ay Xasuuqday Kooxda Juventus.

Kooxda Real Madrid ayaa taariikh cusub u dhigtay kooxaha Yurub kadib markii ay 4:1 ku xasuuqday kooxda Juventus waxaana Real Madrid noqotay kooxdii ugu horaysay ee koobka UEFA Champions League-ga difaacatay iyadoo kulankan uu laba gool ka dhaliyay Cristiano Ronaldo oo isna dhiniciisa taariikh cusub dhigay. Bilawgii ciyaarta Juventus ayaa dardar fiican ku bilaabtay waxayna […]

Continue reading …
Page 1 of 56123Next ›Last »