Home » Archives by category » SPORTS (Page 2)
Daawo Ciyaar Aad U Xiisa Badan Oo Dhex Martay Xulka Gobolka Awdal Iyo Ciyaartooy Soomaaliyeed Oo Ka Socdady Dalka Australia Iyo Natiijadii Oo Ku Dhamaatay 4-2.

Boorama-(BON)-Daawo Ciyaar Aad U Xiisa Badan Oo Dhex Martay Xulka Gobolka Awdal Iyo Ciyaartooy Soomaaliyeed Oo Ka Socdady Dalka Australia Iyo Natiijadii Oo Ku Dhamaatay 4-2. Xafiiska Wararka BooramaOnline.Com Boorama-Somaliland

Continue reading …
Sport:Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Dalka Soomaaliya Oo La Soo Saaray.

Waxaa maanta lagu sameeyay magaalada Muqdisho isku aadka Tartanka Ciyaaraha Maamul goboleedyada oo sanadkii labaad la qabanayo. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay Tartankan, iyadoo dib u dejin u sameysay Ciyaartoyda ka yimid maamul goboleedyada. Ciyaartoyda Maamul goboleedyada ka socda ayaa soo wada gaaray magaalada Muqdisho, waxaana la dejiyo qaar […]

Continue reading …
Sport:Liiska Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Adduunka Ee Sannadka 2018 Ee Dalka Ruushka Ka Dhacaya Oo La Soo Saaray Iyo Groupyada Ugu Adag.

Xaflada isku aadka tartanka ciyaaraha adduunka 2018 ayaa goordhow lagu dhowaaqay iyadoo xulalka Portuqiiska iyo Spain ay isku guruub noqdeen halka xulalka Argentina iyo Nigeria ay ku jiraan guruub D. Halkan ka aqriso sida ay isugu soo beegmeen xulalka dalalka ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduuka 2018 Group A: Russia, Saudi Arabia, Egypt, Uruguay Group B: […]

Continue reading …
Madaxweynaha Xiriirka K/C Somaliyeed Cabdi Qani Carab Oo Beeniyay In Somalia Laga Saara Tartanka CECAFA & Jadwalka Tartanka Oo Cadeynaya Ineysan Somalia Ku Jirin!!!

Inkastoo aysan jirin qoraal rasmi ah oo kasoo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya kaas oo si xirfadlenimo ah uga hadlaya hadal heynta ku aadan in Somalia laga saaro koobka CECAFA Challenge Cup 2017, hadana waxaa jirta in baraha bulshada lasoo galiyay muuqaal uu madaxweynaha Xiriirka K/C Soomaaliyeed Cabdi Qani Siciid Carab ku beeninayo in Somalia […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Natiijada Ciyaar Culus Oo Xalay Dhex Martay Kooxaha Real Madrid & Atletico Madrid.

Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa barbaro gool la’aan laysku daalay ku galay Esadio Wanda waxayna markale kooxaha Simeone ee Atletico Madrid iyo Zidane ee Real Madrid ay lumiyeen min laba dhibcood taas oo keentay in ay 12 kulan kadib 10 dhibcood ka hooseeyaan hogaanka La Liga. Iyada oo Barcelona guul ka sii gaadhay […]

Continue reading …
Sport:Liiska Kooxaha Ilaa Iminka Usoo Baxay Wareega 16-ka Champions League & Kooxahii La Filayay Oon Badi Xaqiijin.

Tartanka Champions League ayaa maraya meel xiiso badan, waxaana la ciyaaray kulamadii afaraad iyadoo aysan soo bixin wax ka badan afar kooxood walow la filayay iney todobaadkaan soo gudbaan ilaa iyo 11-kooxood kuwaas oo fursad u heystay balse 7-ka mid ah waa la fashiliyay. Kooxaha fursadda heystay waxaa ka mid ah Man United & Basel […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Ciyaaryahan Soomaali ah oo ka qeyb geli doona Koobka Adduunka ee Ruushka Ka Dhacaysa.

Ciyaaryahanka Soomaaliyeed Mukhtaar Ali Afgooye ayaa ka mid noqday Xulka Kubadda cagta ee Sacuudi Carabiya, iyadoo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay siisay dhalashada dalkaas. Mukhtaar Ali oo ku dhashay dalka Sacuudiga sanadkii 1997, ayaa ku koray dalka Ingiriiska, waxaa uu ka mid noqday da’yarta Kooxda K/cagta ee Chelsea, isagoo ka baxay Akadeemiyada kooxdaas. Waxaa uu soo […]

Continue reading …
Daawo Tartankii Kubadda Cagta Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Boorama Oo Si Rasmi Ah Loo Furay Iyo Mas’uuliyiin Sarsare Oo Ka Soo Qayb Gashay.

Boorama-(BON)-Daawo Tartankii Kubaddad Cagta Ee Dugsiyada Cumar Binu KHadaab Ee Magaalada Boorama Oo Si Rasmi Ah Loo Furay Iyo Mas’uuliyiin Sarsare Oo Ka Soo Qayb Gashay. Xafiiska Wararka BooramaOnline Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Sawirrada MO Farah Oo Markii Afaraad Ku Guulaystay Orodka Dheer Ee Great North Run.

Mo Farah ayaa sameeyay markale taariikh kadib markii uu maanta ku guuleystey markiisii afaraad oo isku xigta orodka dheer ee Great North Run. Orodyahanka reer Britain balse asalkiisu uu yahay Soomaali ayaa ka dheereeyay orodyahan Jake Robertson ee ka soo jeeda dalka New Zealand waxana uu ku orday hal saac iyo lix il biriqsi. Farah […]

Continue reading …
Sport:Maxaad Kala Socotaa  Kooxda Ugu Qaalisan Saaxada Kubada Cagta Ee…

Badanka way adkaataa in kooxda ciyaartooyada ugu qaalisani joogaan la odoroso, balse hadana marka loo eego qiimaha ciyaartooyadeeda lagu heli karo waa wax iska fudud. Waxaana booskan badi ku loolama labada naadi ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid oo la odhan karo wakhtigan waa kooxaha ugu adag kubada cagta dunnida.Xilli hore ayey dadku […]

Continue reading …