Home » Archives by category » SPORTS (Page 3)
Daawo Sawirrada Cameroon Oo Markii SHANAAD Ku Guulaysatay Koobka Qaramada Afrika, Libaaxyada Aan La Loodin Karin Oo Ugu Danbayn Ka Aarsaday Xulka Qaranka Masar Xili Egypt Ay Iska Lumisay Gool Ay Ku Hormartay.

Xulka qaranka Cameroon ayaa ku guulaystay koobka qarmada Afrika ee AFCON 2017 kadib markii ay guul soo laabasho cajiib ah ka gaadheen xulka qaranka Masar ee ay cadhada wayn u qabeen waxayna Masar iska lumisay gool ay qaybtii h–e ee kulankan ay hogaanka ciyaarta ku haysay. Gool uu Mohamed Elneny dhaliyay qaybtii h–e ee kulankan […]

Continue reading …
Falanqaynta Finalka Tartanka African Cup Of Nation Ee Caawa Dhici Doona Iyo Xulalka Dalalka Egypt Vs Cameroon Oo Ku Kala Calaf Qaadi Doono.

Masaarida oo tartankaan 7-jeer ku guuleystay ayaa soo dubtay Burkino Faso kulankii Semi Finalka, halka Cameroon ay soo jiirtay xulka qaranka Ghana, Masaarida waxey kusoo baxeen rigooreyaal halka Cameroon ay goolal cad cad uga soo baxday Ghana. Mohamed Salah ayaa ah xiddiga ugu qatarta badan xulka qaranka Egypt halka Cameroon xiddiga ugu muhiimsan uu yahay […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Natiijada Ciyaartii Xiisaha Lahayd Ee Xalay Dhex Martay Kooxaha Barcelona Vs Athetlic Bilbao.

Barcelona Oo Markale Camp Nou Ku Dubatay Athetlic Bilbao, Lionel Messi Oo Rekoodh Cusub U Dhigay Balaugrana Iyo Kooxda Enrique Oo Hal Dhibic U Soo Jirsatay Hogaanka La Ligaha. by Mohamoud Batalaale | Saturday, Feb 4, 2017 Barcelona ayaa markale Camp Nou ku dubatay kooxda Atheltic Bilbao kulan ka tirsnaaa horyaalka La Ligaha oo ay […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Xulka Qaranka Dalka Cameroon Oo Iska Xaadirisay Finalka Koobka Qaramada Afrika Ee Burkino.

Cameroon ayaa u soo baxday finalka koobka qaramada Afrika kadib markii ay kulan adag oo xamaasad badan iskaga hor yimaadeen xulka qaranka Ghana, waxaana Cameroon guul 2:0 ay ku hogaamiyay Ngadeu iyo Bassogog oo Ghana ku ciqaabay fursado tiro badan oo ay iska lumiyeen. Cameroon ayaa finalka koobka qaramada Afrika la ciyaari doonta Masar oo […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Natiijada Ciyaarihii Xiisaha Iyo Xamaasada Lahaa Ee Dhex Maray Kooxa Barcelona Vs Atletico Madrid + Man United Vs Hull City, Man City Vs West Ham United.

Barcelona ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Atletico Madrid oo ay marti ugu ahayd Vincente Calderon. Luis Suarez iyo Lionel Messi ayaa qaybtii h–e ee kulankan Barcelona u dhaliyay laba gool oo cajiib ah laakiin Antoine Griezmann ayaa gool madax ah ku soo nooleeyay rajada kooxda Diego […]

Continue reading …
Ciyaaryahan Thiery Henry Oo Fariin Calaal Iyo Calool Xumo Ah U Diray Mesut Ozil Kana Codsaday Inuu…

Thierry Henry ayaa ku calaacalay kuna booriyay Mesut Ozil inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda Arsenal kuna hogaamiyo kooxdaasi horyaalkoodii ugu horeeyay ee Premier League tan iyo sanadkii 2004 uuna kamid noqdo halyeeyada kooxdaasi. Xidiga heerka caalami ee xulka qaranka Germany ayuu heshiiskiisa haatan ka haray 18 bilood ayna waqti dheer qaadatay in heshiiska loo […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Iyo Wacdaraha Meherkii Qarniga Oo Maanta  Ka Dhacay Hotel SAW Boorama, Boqorka:Xasan Cabdi Bile Iyo Boqorada:Ifraax Cali Cumar+Video.

Dhamaan Hawlwadeenada BooramaOnline.Com waxa ay dhanbaal Hanbalyo Meher U Dirayaan Boqorka:Xasan Cabdi Bile Iyo Boqorada IFraax Cali Cumar Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Saw Ee Magaalada Boorama, Waxaanan leenahay Noqda kuwii isku waara Ubadkhayr qabana kala heala, Reerkii Lagu Nato Ee Lagu Nagaadana Alle Ha Idinka Yeelo Aamiin.       Diyaarintii Iyo Isku […]

Continue reading …
Xulka Qaranka Difaacanaya Koobka Qaramada Afrika Ee Ivory Coast Oo Dhaafi Kari Waayay Xulka Qaranka Togo.

Xulka qaranka difaacanaya koobka qaramada Afrika ee Ivory Coast ayaa ku fashilmay kulankii ugu horeeyay ee ay ka soo muuqdeen koobka qaramada Afrika ee 2017 ee ka socda dalka Gabon waxayna barbaro gool la’aan ah la galeen xulka qarana Togo.Ivory Coast oo laba sano ka hor ku soo guulaystay koobka qaramada Afirka laakiin waxay difaacashadiisa […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Ciyaaraha Koobka Qaarada Afrika Oo Si Habsami Uga Socda Dalka Gabon Iyo Dalalkii Afrikan Carabta Ahaa Oo Isbaaro Loo Dhigtay.

Koobka Qaramada Africa oo si xiisle leh uga socda dalka Gaboon ayaa waxaa xili ciyaareedkaan isbaaro loo dhigtay dalalkii ka socday Waqooyiga Africa gaar ahaan kuwa Carabta . Wadamada Carabta ah ee ka qeyb galaya sanadkaan koobka , Africa Cup Of Nations (CAF) ayaa waxaanu ka xusi karnaa dalalka Aljeeriya , Tuniisiya , Marooko iyo […]

Continue reading …
Xulka Qaranka Guinea-Bissau Ee Koobka Qaramada Afrika Ku Cusub Oo Waqtigii Dhimasada Ee Dhamaadka Ciyaarta Guul Ka Horjoogsaday Marti Galiyaasha AFCON 2017 Ee Gabon,+ SAWIRRO.

Xulka qaranka koobka qaramada Afrika marti galinaya ee Gabon ayay nayadjab wayn kala kulmay xulka qaranka markii ugu horaysay soo gaadhay heerka 16 ka ee Guinea-Bissau waxayna Gabon la kulantay barbaro ayna filayn isla markaana ay guul ku waayeen ilbidhiqsiyadii ugu danbeeyay kulankii furitaanka ee koobka qaramada Afrika ee 2017. Kulankii dhex maray xulalka qaramada […]

Continue reading …