Home » Archives by category » SPORTS (Page 50)
Daawo Sawirrada Ciyaar Saaxiitnimo Oo Garoonka Xaaji Daahir Cilmi Stadium Ku Dhex Martay Kooxaha Dawlada Hoose Ee Boorama Iyo Xulka Laasacaanood.

Ciyaar saaxiibtinimo ayaa shalay galab ku dhex martay garoonka kubadda cagta ee Xaaji Daahir Cilmi Stadium Kooxaha Dawlada Hoose Ee Boorama Iyo Xulka Qaranka Degmada Laasacaanood ciyaartaas oo ku soo dhamaatay Bar-bar dhac 3-3.         Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng.Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanad” Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Sawirrada Kooxda Xiddigaha Boorama Oo Ciyaaro Saaxiibtnimo La Yeeshay Kooxaha Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Dawlada Hoose Ee Gabiley.

Ciyaaro Saaxiibtnimo Ayaa dhex maray Kooxaha Xiddigaha Boorama iyo Haamaha Shidaalka Berbera ciyaartaas oo ku soo dhamaatay 1-2 oo ay guushur ku raacday kooxdii kuc iyaaraysay Haamaha SHidaalka. Isla ciyaar taas la mid ah ayaa waxa ay dhex martay kooxaha Xiddigaha Boorama iyo Dawlada Hoose Ee Gabiley waxa ayna ku dhamaatay Barbar Dhac 1-1.   […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Wasiir Xirsi Oo Ka Qayb Galay Daawashada Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Dhex Martay Kooxaha Xiddigaha Boorama Iyo Duulista & Hawada Burco.

Daawo Sawirrda Wasiir Xirsi Oo Ka Soo Qayb galay Ciyar ay iskaga Hor Imadeen Xidgaha borama Iyo Dulista Iyo Hawada Burco  ciyartaas oo ku dhamatay 0.0 kadibna gool ku laad  ay guushu ku racday 2.0 Dulista Iyo Hawada Burco  Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng.Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanad” Boorama-Somaliland    

Continue reading …
Daawo Orodyahan Soomaaliyeed Oo Haysta Dhalashada Dalka Canada Oo Ku Guulaystay Orodka 10,000 Miter Ee Ciyaaraha Panam Games,+SAWIRRO.

Orodyahan Soomaaliyeed, balse haysta dhalashada dale Canada ayaa ku guuleystay orodka 10,000 miter ee cayaaraha qaarada Ameerika ee loo yaqaan Panam Games oo ka socda magaalada Toronto. Maxamed Axmed oo Somali Canadian ah ayaa ka guuleystay orodyahano caan ku ah orodada dheer, waxuuna usoo hoyiyay dale Canada bilad qaali ah. “Hadda waxaan haysataa khibrad igu […]

Continue reading …
Ururka Yes-sports Ee fadhigiisu Yahay Dalka Holland Oo Agab Ciyaareed Soo Gaadhsiiyay Degaanada Baki, Xariirad, Lafaciise iyo Araabi‏,+SAWIRRO.

Boorama-(BON)-Iyada oo baahida dhinaca agabka ciyaaraha ah ee ka jirta dalu ay aad u badan tahay, isla markaana ay wax ku ool iyo mid loo baahan yahay oo lagama maarmaan ah ay tahay taageero kasta oo dhinaca agabka ciyaaraha ah oo ay dhalintu hesho ayaa waxa uu mar kale ururka Yes-sports oo fadhigiisu yahay dalka […]

Continue reading …
Natiijada Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Shalay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi Stadium Ku Dhex Martay Kooxaha Xiddigaha Boorama Iyo Dawlada Hoose Ee Boorama+Sawiro.

Ciyaar saaxiibtinimo ayaa shalay Garoonka Kubbada Cagta ee Xaaji Daahir Cilmi Stadium ee magaalada Boorama ku dhex martay kooxaha Xiddigaha Boorama Vs Dawlada Hoose Ee Boorama waxa ayna ciyaartaasi ku soo dhamaatay 2-1 oo ay guushu ku raacday Kooxdii ku ciyaaraysay Magaca Xiddigaha Boorama.       Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng.Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanad” Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Sawirrada Majaajiliista Caan Ah Oo Lacag Been Abuur Ah Ku Dul Shubay Madaxweynihii Hore Ee FIFA Sepp Blatter.

Majaajilaystaha weyn reer England ee lee nelson ayaa qasab ku galay Xarunta FIFA ee Zurich Isaga oo si layaab leh lacag been abuur ah dusha kaga shubay Sepp Blatter. Ma jaajilistahaani ayaa ka yaabsaday Madaxwaynaha Xiriirka kubada cagta FIFA ee Sepp Blatter, waxa uuna xiligaasi Madaxweynuhu ahaa mid ku mashquulsanaa Howlihiisa shaqo. Majaajiliistaha ayaa qasay […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Md.Seed Oo Galabta Ka Qayb Galay Gabogabada Koobkii Bisha Ramadaan Ee Ka Socday Garoonka Khayriyada Boorama.

Boorama-(BON)-Waxaa Galabta la soo afmeeray koobkii bisha ramadaan ka socday Garoonka Khayriyada Boorama ee Sannadkan loogu magac Daray Marxuum Prof:Maxamed Barkhad Miigane Allaha U Raxmadee waxaa gaobogabadii Munaasabadan koobkan kala Qaadayay Kooxaha Al-xayaat Hospital Vs Borama Optical waxaana Daawashada Ciyaartan ka soo qayb galay Hadalo Mahadnaq ahna dhalinyarada iyo gubaabo u soo jeedisay Gudoomiye Ku […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Kooxaha Al-Xayaat Hospital Iyo Borama Optical Oo U Baxay Finalka Koobka Bisha Ramadaan Ee Ka Socda Garoonka Khayriyada Boorama.

Waxaa galabta Garoonka Khayriyada Boorama Ka Bilaabmay Afardanboodka Koobka Bisha Ramadaan Ee Sannadkan Loogu Magac Daray Marxuum Prof:Maxamed Barkhad Miigane (Xamaal) Allaha U Raxmadee Ciyaartii Hore iskaga Hor Yimid Borama Optical Vs  Geele Pharmacy waxa ayna Ciyaartaasi Ku Soo Dhamaatay Gool Ku Laad Oo Ay Guushu KU Raacday Kooxdii Ku Ciyaaraysay Borama Optical waxa aynda […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Kooxda Xiddiga Boorama Oo Ku Guulaystay Koobkii Ka Socday Garoonka Dayrle Ee Loogu Magac Daray Marxuum Corneyl Colow.

Waxaa maanta la soo afmeeray Koobka loogu magac Daray Marxuum Cornel Colow Allaha U Raxmadee oo ka mid ah Koobabka Bisha Ramadaan ee Ka Socda Garoonada Boorama Gaar ahaan Garoon Dayrle oo ku yaala Barriga Boorama ayaa maanta Ciyaartii U Danbaysay Koobkan Kala Qaaday Kooxaha Xiddiga Boorama Vs T.Policeka Horseed  waxaana koobkaas ku guulaystay oo […]

Continue reading …