Home » Archives by category » TACSIDA
Tacsi:Daawo Hogaan Dhaqameedka Awdal oo Tacsu u direy Xaaji Kaboode oo ku geeriyoodey Magaalada Dubia.

Tacsi:Daawo Hogaan Dhaqameedka Awdal oo Tacsu u direy Xaaji Kaboode oo ku geeriyoodey Magaalada Dubia.

Tacsi:Daawo Hogaan Dhaqameedka Awdal oo Tacsu u direy Xaaji Kaboode oo ku geeriyoodey Magaalada Dubia.

Tacsi:Shirkada Dahabshiil Group Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Marxuum Maxamed Xasan Cabdi Cawed Oo Ku Geeriyooday Muqdisho.

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Dhamaan Maamulka, Saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed oo inankiisii marxuum Maxamed Xasan Cabdi Cawed, uu 15/08/2016, ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Sidoo kale, waxa anu murugada la qaybsanaynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumku. Alle ha […]

Continue reading …
Tacsi:Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum:Maxamed Siciid Caabi Oo Ku Geeriyooday Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa waxgaradka, waayeelka, haldoorka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Siciid Caabi […]

Continue reading …
Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii u Ka Baxay Marxuum Iliyas Abdi Bakal Oo ku Geeriyooday magalaada Djibouti .

Inaalilaahi wa’inaa’ileeyhi raajicuun Allaah ha u naxaristee waxa taariikhdu markay ahayd 19/07/2017 ku geeriyooday isbitaal ku yaala Djibouti Marxuum IliyasAbdi Bakal, Anigo ah Cabdo Yussuf Bakal Kuna Hadlaya Magaca Dhamaan Reer Bakal Jagne, waxaan utacsiyeynaynaa anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin AUN Qoyskii, iyo Qaraabadii u ka baxay gaar ahaan reer Abdi Bakal. […]

Continue reading …
Tacsi Madaxweyne Siilaanyo U Dirayo Marxuumad:Xaaji Faadumo Cismaan Guuleed  Oo Ku Geeriyootay Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE:IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuuma Xaaji Faadumo Cismaan Guuleed oo ku geeriyooday […]

Continue reading …
Tacsi:Bahda BooramaOnline.Com Waxa Ay Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaan Qoyska Reer Jaamac Muxumad Geeridii Ku Timid Walaashood Marxuumad Ruqiya Jaamac Muxumad Oo Boorama Ku Geriyootay.

INAALLILAAHI WA INAA ILLAAHI RAAJUCUUN:Bahda BooramaoNline.Com waxa ay dhanbaal tacsi ah u dirayaan Qoyska reer Jaamac Muxumad Gaboose Oo Walaashood Ruqiya Jaamac Muxumad goor dhawayd ku geeriyootay Magaalada Boorama, waxa aanan marxuumadaas Alle uga baryaynaa inuu naxariistii Janno Ka Waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna Alle Samir Iyo Iimaan Ka Siiyoo Aaamiiin    

Continue reading …
Madaxweyne Xigeen Saylici Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum:Xildhibaan Sh/Cumar Sh/Axmed Furre Oo Ku Geeriyooday Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Qaranka, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, golayaasha qaranka, waxgaradka, waayeelka, aqonyahanka, qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee […]

Continue reading …
Tacsi:Gudoomiye Muuse Biixi Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum Cabdillaahi Maxamuud Guray Oo Ku Geeriyooday Laasacaanood.

TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada, taageerayaasha xisbiga KULMIYE iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi Maxamuud Guray oo ahaa Guddoomiye-ku-xigeenkii […]

Continue reading …
Tacsi:Prof Riiraash Iyo Qoskiisu Waxa Ay U Dirayaan Marxuum Xaaji C/raxmaan Cileeye Oo Maanta Lagu Aasay Boorama.

TACSI: PROF: MUXYADIN AXMED RIIRASH IYO QOYSKIISU WAXAY DHAMBAAL TACSI AH U DIRAYAAN DHAMAAN REER CABDIRAXMAN IBRAAHIM WAABERI(XAAJI CILEEYE). IN RABI KA SIIYO SAMIR IYO IIMAAN. MARXUUNKANA KA WARAABIYO JANATUL FIRDOWSA.

Continue reading …
Tacsi:Qoyska Reer Cabdi Faarax Sugaal Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum:Prof, Muuse Cumar Galde Iyo Inantiisii Oo Ku Geeriyooday Boorama.

Inalaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Anigoo ku hadlaya magaca reer Cabdi Faraax sugaal Wxaan Halkan Tacsi uga dirayaa Geerida Ku timid Marxuum prof Muuse Cumar Gale Iyo inatiisa Marxuumad Muna Muuse Cumar Galde oo ku Geeriyooday magaalada boorame ilaahay danbigooda ha dhaafo naxariistii janana haka waraabiyo labada marxuum ehelkiyo qaraabadana samir iyo iimaan aamiin aamiin aamin       musstafe2@hotmail.com

Continue reading …
Page 1 of 37123Next ›Last »