Home » Archives by category » TACSIDA (Page 2)
Tacsi:Qoyska Reer Daahir Bookh Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Marxuumad:Farduusa Ismaaciil Jaamac Oo Ku Geeriyootay Dalka Australia.

Inaa lilaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun, Kulu Nafsi Da;iqatul Mowt: قال تعالى :”يا ايتها النفس المطمئنه ارجعي الي ربك راضية مرضية فادخلي في عبادي وادخلي جنتي Anigoo ku hadlaya Magacayga, kan qoyskayga iyo dhamaan Reer Daahir Bookh waxaan halkan tacsi tiraanyo leh uga dirayaa dhamaan Reer ISMACIIL JAMAAC Meelkaste oo ay jogan Geerida Naxdinta leh […]

Continue reading …
Tacsi Ku Socota Reer Jirde Shiil Iyo Uruweynaha Samafalka Tawfiiq Geeridii Ku Timid Marxuumad:Safiya Jirde Shiil.

INAALLILAAHI WA INAA ILLAAHI RAAJUCUUN:Maamulka,Shaqaalaha Ururka TAWFIIQ Ee gobolka Awdal Iyo Bulshada Reer Boorama waxa ay dhanbaal Tacsi ah u dirayaan Gudoomiyaha Ururweynaha Samafalka Tawfiiq Mama Basra Jirde Shiil oo walaasheed Marxuumad Safiye Jirde Shiil dhawaan ku geeriyootay Magaalada Boorama waxa ayna Marxuumada Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay […]

Continue reading …
Tacsi:Madaxweyne Xigeenka Somaliland Eng:Saylici Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum:Maxamed Cilmi Bulaale oo ku geeriyooday Los Angelis.

TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha […]

Continue reading …
Tacsi: Adeer Maxrxuum Maxamed Madar Xoosh Oo Ku Geeriyooday Dalka Kenya.

Inaa lilaahi Wainaa ileyhi Raajicuun, Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka dhamaan reer A/laahi Cilmi Obsiye, waxaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxay marxuum Adeero Maxamed Madar Xoosh oo Shaley ku geeriyoodey Dalka Kenya. Waxaanan si gaar ah uga tacsiyeynayaa Hooyo Safiya Jibriil Cabdi iyo Wilkiisa Axmed Maxamed […]

Continue reading …
Tacsi:Maamulka, Macallimiinta Iyo Ardayda Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Boorama, Waxa Ay Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaan Marxuum:Maxamed Madar Xoosh Oo Ku Geeriyooday Nairobi.

Dhamaan Maamulka, Macallimiinta Iyo Ardayda Dugsiyada Cumar Binu KHadaab Ee Magaalada Boorama waxa ay dhanbaal tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qarankii uu ka baxay Marxuum:Aqoonyahan Maxamed Madar Xoosh oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi, waxa ayna marxuumkaas alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo […]

Continue reading …
Tacsi:Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Mujaahid Axmed Mu’min Seed Waxa Uu Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Marxuum:Maxamed Madar Xoosh Oo Nairobi Ku Geeriyooday.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Mujaahid Axmed Mu’min Seed, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan taageerayaashiisa Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Aqoonyahan Maxamed Madar Xoosh […]

Continue reading …
Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii u Ka Baxay Xildhiibaan Jeneeral Marxum Siciid Xasan Geedi Oo Shalay Lagu Aasay Magaalada Muqdisho.

Inaalilaahi wa’inaa’ileeyhi raajicuun Allaah ha u naxaritee waxa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdishu, kadib markii maalmo badan ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla caasimada Somaliya, Anigo ah Cabdo Yussuf Bakal Kuna Hadlaya Magaca Dhamaan Reer Bakal, waxaan utacsiyeynaynaa anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin AUN Qoyskii, Qaraabadii u ka baxay Marxuumku. Waxaanan leenahay Ilaahay […]

Continue reading …
Tacsi:Qoyska Reer Muuse Muruud Waxa Ay Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaan Adeerkood Daahir Muruud Oo Maanta Boorama Ku Geeriyooday.

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa anagoo ah qoyska Reer Muuse Muruud qoyskii iyo dhamaan ehelkii uu ka baxay marxuun Daahir Muruud oo ku geeriyooday xalay magaalada Boorama. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuunka uu jannadiisa Fardawsa uu ka waraabiyo anagana samir iyo iimaan inaga siiyo Allahuma Amiin, Amiin. Cabdishakur Muuse Muruud muruud100@hotmail.com

Continue reading …
Aas Qaran Oo Maanta Muqdisho Loogu Sameeyay Xildhibaan Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo U Tacsiyeeyay,+ SAWIRRO +Video

Muqdisho-(BON)-Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi oo xalay ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan Ex Difgeer, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay. Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaanada labada Gole, wasiiro, saraakiil ciidan iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya. Waxaa sidoo kale […]

Continue reading …
Mid Ka Mid Ah Xildhibaanada Gobolka Awdal Ugu Jira Baarlamaanka Soomaaliya Oo Xalay Ku Geeriyooday Muqdisho.

Muqdisho-(BON)-Inaa ilaah Wa inaa ileyhi Raajacuun:Xildhibaan Xildhibaan Siciid Xasan Geedi ayaa Goordhow Ku Geeriyooday Isbitalka Digfeer ,Halkaasoo uu Baryahan Xanuun La Jiifay . Xildhibaan Siciid Xasan Geedi ayaa Ku Soo biiray Baarlamaaka Soomaaliya Xilligii 2012-ka,Isagoo Haddana Ka mid ahaa Xildhibaanadii Muqdisho Lagu soo Doortay,wuxuuna ka Qeybgalay Doorashadii Gudoonka Golosha Shacabka oo Muqdisho Ka Dhacday. Xildhibaanka […]

Continue reading …