Home » Archives by category » TACSIDA (Page 29)
Daawo Kusimaha Gudoomiyaha WADDANI Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Md.Seed Oo Ka Qayb Galay Aas-qaran Oo Galabta Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xasan Caafi Dhinbiil.

Boorama-(BON)-Kusimaha Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Mudane Axmed Mu’min Seed ayaa galabta Aas Qaran Xabaalaha Waqooyiga Boorama ee Faaraxyood kaga Qayb Galay Marxuum Xasan Caafi Dhinbiil ,oo ahaa Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Laanta Dalka Sweden Eng.Xuseen Xasan Caafi Aabihii. Aaskan Qaran oo ay ka soo qayb galeen Dadweyne aad u badan ayaa waxaa hadalo […]

Continue reading …
Kusimaha Gudoomiyaha Xisbiga WADDADNI Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Md.Seed Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum Xasan Caafi Dhinbiil Oo Ku Geeriyooday Magalada Boorama.

Hargeysa-(BON)-Kusimaha gudoomiyaha Xisbiga WADANI ahna gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Mudane Axmed Mu’min Seed, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan xisbiga , waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii Ubadkii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM XASAN CAAFI DHINBIIL oo xalay ku geeriyooday Magaalada Boorama, waxa sidoo kale […]

Continue reading …
Daawo Aas-qaran Oo Galabta Magaaladda Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Oo Ka Mid Ahaa Odayaashii Somaliland Dhidibada U Taagay!,+SAWIRRO.

Boorama-(BON)-Waxaa galabta goor sii danbaysay oo maanta lagu aasay xabaalaha Koonfurta Magaalada Boorama Marxuum Xaaji Daahir Cilmi oo ka mid ah odayaashii kaalinta muga leh ka soo qayb qaatay aasaaskii iyo nabadaynii Jamhuuriyada Somaliland oo in mudo ah ku xanuunsanayay Magaalada Boorama. Aaska Marxuumkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Eng.Saylici […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalada Aas-qaran Oo Maanta Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele.

Booramalada Boorama -(BON)-Waxaa maanta magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Aas-qaran loogu sameeyay Marxuum Chief Caaqilka Guud Ee Beelaha Habar-Cafaan Gaar Ahaan Beelaha Muusafiin Marxuum Ismaaciil Axmed Geele oo maalintii shalay Ahayd Geeriyooday. Aaska Marxuumkan oo ahaa mid aad u balaadhan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo, […]

Continue reading …

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed Waxa Uu Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Eheladii Iyo Qaraaadii Uu Ka Baxay Alle Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyee Marxuum Chief Caaqilka Guud Ee Beelaha Habarcafaan Ahna Caaqilka Beelaha Muusafiin Marxuum Ismaaciil Axmed Geele Oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Boorama Lana Aasi Doono maalinta Barri Ah. […]

Continue reading …

Allaha u naxariistii waxaa goor dhawayd magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ku geeriyooday Caaqilkii Guud EE Beelaha Habar-Cafaan ,Sidoo kalena ahaa Caaqilka Guud Ee Beelaha Muusafiin Marxuum Caaqil Ismaaciil Axmed Geele,Caaqilka oo mudooyinkii u danbeeyay Xanuun u jiifay ayaa la filayaa in maalinta barri ah lagu aasi doono beertiisa oo ku taala Jaamacadda Camuud […]

Continue reading …

Hargeysa-(BON)-Daawo Aas-Qaran Oo Maanta Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim. Xafiiska Wararka BooramaOnline Faysal Fifa Hargeysa-Somaliland

Continue reading …

Inaa lilaahi Wainaa ileyhi Raajicuun,Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka dhamaan reer Ileeye Jimcaale, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Aaden Cumar Buux oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Borama. Waxaanan marxuunka allaha awooda leh uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo una dambi dhaafo dhamaanteena […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Laanta Melbourne Ee Dalka Australia Eng.Xuseen Xasan Caafi, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisu Waxa ay Dhanbaal Tacsi Ah U dirayaan Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADDANI Laanta Melbourne Md.Xasan C/laahi Cali Ooo Aabihii Marxuum Xildhibaan C/laahi Cali Xuseen uu shalay ku geeriyooday Magaalada Booramal waxa ayna Marxuumkaas Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno Ka […]

Continue reading …

Waxaan dhambaal tacsi u direynaa Xasan cabdilaahi cali oo degan magaalada Melbourne ee dalka Australia oo aabihii Marxuum Xildhibaan C/laahi Cali Xuseen Oo ku geeriyooday shalay magaalada boorama. Waxaan marxuunka ilaahay uga baryeynaa in uu jannadii ka waaraabiyo. Qaraabadiisii iyo ehelkiisiina, samir iyo imaan ka siiyo. Waxaana tacsiga diraya dhamaan jaalliyada somaliland gaar ahaan Awdal […]

Continue reading …