Home » Archives by category » TACSIDA (Page 3)
Daawo Aas-Qaran Oo Maanta Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Ardaale.

Daawo Aas-Qaran Oo Maanta Boorama Loogu Sameeyay Siyaasi Marxuum Maxamed Ardaale. Xafiiska Wararka BooramaOnline Axmed Diiriye Ciiltire Boorama-Somaliland

Continue reading …
Xisbiga WADDANI Laamihiisa Dalka Iyo Dabadiisa Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum:Keenadiid A/kariim Jaamac Godane Oo Ku Geeriyooday Dalka UK.

INNAA LILLAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Anagoo ah Masuliyiinta Xisbiga Waddani ee dalka iyo dibadiisaba, Waxaanu halka Tacsi Tiiraanyo leh Halkan uga diraynaa, Qoyskii, Qaraabadii iyo Axsaabtii tirada badnayd ee uu ka Baxay Marxuum Keenadiid A/kariim Jaamac Godane, oo 7/5/2017, Ku geeriyoday dalka Ingriiska. Marxuumka waxaan Illahay uga baryaynaa inuu Naxariistiisa Jano ka-waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, […]

Continue reading …
Tacsi:Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum Ambassador Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir).

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Ambassador Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir) oo […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuumiinta Kala Ah Rashiid Balluu Ibraahim oo ka mid ahaa fanaaniinta dalka Iyo Marxuum Axmed Baaruud Aadan Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Fanka iyo suugaanta, hawl-wadeennada iyo shaqaale-weynaha Wasaaradda Warfaafinta, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee ay ka baxeen Alle ha u […]

Continue reading …
Tacsi:condolence to Ahmed Yasin Isse Aw Abdi family and friends.

We were deeply saddened to hear the news about the death of beloved Ahmed Yasin, Ahmed was a brainy of statistician, a man abysmal, versatile philosophy, a brilliantly creative, sober style, and a prophetic vision. Ahmed played a tremendous role in the reconciliations process of Somaliland, and zone 5 especially the Gob Yarey and Tog […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Wiil Uu Dhalay Ex-Wasiir Cumar Yare Oo Lagu Dilay Dalka Canada.

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Samatar Cumar Sheekh Maxamed oo ku geeriyooday dalka Canada […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuumad Asli Axmed Dable Oo Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa.

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland, ee ay ka baxday Alle haw naxariistee Marxuumad Asli Axmed Dable oo ku geeriyootay maanta oo ay taariikhdu […]

Continue reading …
Daawo Xoghayaha Warfaafinta Ucid Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Marxuumintii Daadku Qaadey + Arinta Maxkamada.

Daawo Xoghayaha Warfaafinta Ucid Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Marxuumintii Daadku Qaadey + Arinta Maxkamada

Continue reading …
TACSI:-Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Xaaji Yuusuf Dagaal Xirsi

Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Maxamed Cabdullaahi Uurcadde oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha kala duwan ee Xisbigaasi gudo iyo dibad ba, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland gaar ahaan xoghayaha xidhiidhka wadamada carabka iyo dalalka Islaamka […]

Continue reading …
Tacsi Ku Socota Gudoomiyaha Jaamacadda Burco Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Burco.

TACSI…. UNIVERSITY OF BURAO INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Guddiga sare ee jaamacadda, Gud. Xigeenka Jaamacadda , Agaasimaha dhaqaalaha , Hormuudyada kulliyadaha Xafiisyada Xidhiidhada , Imtixaanaadka, madaxa ,Diiwaan gelinta , Madaxa maktabada , madaxa madbacadda, madaxa laababka , madaxa amniga , madaxa gaadiidka , Ardayda Jaamacadda iyo guud ahaan shaqaalaha jaamacadda Burco waxa aya […]

Continue reading …