Home » Archives by category » TACSIDA (Page 31)
Gudoomiyayaasha C/raxmana Cirro Iyo Muuse Biixi Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Boorama.

Anigoo ku hadlaya xilka Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ka hoggaanka xisbiga, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxaan ka tacsiyadaynayaa qoyska, qaraabada, asxaabta iyo shacabka reer Somaliland geerida ku timi Marxuum Xaaji Daahir Cilmi Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Boorama maanta oo taariikhdu tahay 30/08/2015). Marxuum Xaaji Daahir Cilmi […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Boorama.

TACSI MADAXWEYNE – 30/08/2015 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Xaaji Daahir Cilmi Ducaale oo ahaa tiir ka mida tiirarka uu qarankani ku faani jiray, maanta oo ay taariikhdu tahay 30/08/2015 ku […]

Continue reading …
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Wasiirkii Hore Ee Kalluumaysiga Axmed Xuseen Oomane Oo Xaaskiisu Ku Geeriyootay Magaalada Boorama.‏

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun. Anaga oo ah dadkan hoos ku qoran waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa mudane Axmed Xuseen Oomane oo ahaa wasiirkii hore ee wasaarada Kalluumaysiga xukuumadii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo xaaskiisii marxuumad Fadxiya Yuusuf Cabdi ku geeriyootay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal waxaanan leenahay llaahay ha u […]

Continue reading …
Tacsi: Marxuumad Fatxiya Yusuf Cabdi Oo Ku Geeriyooday Boorama.

Inaa lilaahi Wainaa ileyhi Raajicuun, Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka dhamaan reer A/laahi Cilmi, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxay marxuumad Fatxiya Yusuf Cabdi oo maanta shil ugu geeriyootey magaaladda Borama.. Waxaanan marxuumada allaha awooda leh uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo una dambi […]

Continue reading …
Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Dirir Xirsi Cali.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN, KULLU NAFSIN DAA’IQATUL MOOWT. ANIGOO AH ABWAAN IBRAAHIM-RASHIID RCISMAAN GUURE (ABOOR), WAXAAN HALKAN TACSI UGU DIRAYYAA REEER DIRIR XIRSI CALI, GAAR AHAAANNA CARRUUURTIISA (XAMSE & AYAAN), GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMI …SAAXIIBKAY RASHIID DIRIR XIRSI, OO KU DHINTAY DALKAN INGIRIISKA MAGAALADA LANDHAN, 24/08/2015. WAXAAN ILAAHHAY UGA BARYAYYAA IN […]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Walaalkii Ku Geeriyooday Nairobi.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa dhambaal tacsi ah u direy Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo walaalkiis Marxuum Cismaan Cilmi Cadaawe ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxana uu Eebe uga baryay marxuumka in uu Jannadiisa Fardowso ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna […]

Continue reading …
Gudiga Guud Ee Qurba Jooga Yoonis C/raxmaan (Reer Yoonis) Oo Tacsi U Diraya Qoyska Reer Dirir Xirsi.

Gudiga guud ee qurbajooga yoonisadarxmaan(reeryoonis)” إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ” “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “ Gudiga guud ee qurbajooga yoonisadarxmaan(reeryoonis)waxaanu halkan tacsi uga gudbinaynaa ehelkiisii,caruurtiisii, Xamse iyo Ayaan iyo dhamaanba ilma dirir xirsi iyo dhamaan qoyska reer xirsi cali iyo […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum Faarax Caraale Waabari, Sidoo Kalena Caafimaad Alle Uga Baryay Gaashaanle Xasan Caqli

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaranka gaar ahaan ciidanka Militeriga oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid alle ha u naxariistee Xidigle Marxuum Faarax Caraale Waabari oo 11/08/2015, (shalay) u geeriyooday toogasho uu u geystay mid ka mida […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Xildhibaan Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Deegaanka dalka, gaar ahaan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Gobolka Saaxil, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi Xoolow oo ku geeriyooday shil baabuur oo saaka ka dhacay qadhiidha oo u […]

Continue reading …
Gudoomiye Cirro Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diraya Marxuum C/Laahi Buubaa Hure Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro isagoo ku haddlaya magaciisa ka Golaha Wakiilada iyo ka Xisbiga WADDANI Wuxuu Tacsi U Dirayaa odayaasha cuqaasha salaadiinta Boqorada wax-garad Iyo dhammaanba shacabka reer Somaliland, gaar ahaan qoyska reer Buubaa, isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timi ALLE ha u naxariistee […]

Continue reading …