Home » Archives by category » TACSIDA (Page 38)

Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare Ee Somaliland Prof Faarax Cilmi Muxumad Geedoole. Agaasimaha Wasaarada Dibu Dajinta Somaliland Mudane Xaaji Maxamuud Jibriil Yoonis Badhasaabka Gobolka Awdal Mudane Saleebaan Maxamuud Ramaax Xoghayaha Gobolka Awdal Mudane Asad Cabdi Jaamac Maayorka Degmada Boorama Mudane Saleebaan Xasan Xaddi Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal Gudoomiye Saleebaan Xasan Iimaan Gudoomiye Xasan Aw-Aadam Xaaji […]

Continue reading …

Dhamaan Dadkan Hoos ku qoran waxa ay dhanbaal tacsi ah u dirayaan Marxuum Marxuum Maxamuud Nuur Dilaal oo maanta lagu aasay Magaalada Boorama waxa ayna Marxuumkaas Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno Ka Waraabiyo Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Alle Samir Iyo Iiman Ka Siiyo Inaallilaahi Wa inaa illaahi Raaujucuun. 1 – abshir axmed […]

Continue reading …

Gud Ka noomiyaha Xisbiga WADDANI Laanta Melbourne Ee Dalka Australia Eng.Xuseen Xasan Caafi, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisu Waxa ay Dhanbaal Tacsi Ah U dirayaan Marxuum Maxamuud Nuur Dilaal oo maanta lagu aasay Magaalada Boorama waxa ayna Marxuumkaas Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno Ka Waraabiyo Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Alle Samir Iyo Iiman Ka […]

Continue reading …

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed Waxa Uu Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Eheladii Iyo Qaraaadii Uu Ka Baxay Alle Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyee Marxuum Ganacsade Maxamuud Nuur Dilaal oo maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama waxa uuna alle ehelkiisiina uga baryayaa inuu Alle Samir iyo iimaan Ka Siiyo. INAALLILAAHI WA INAA […]

Continue reading …

Ina ilaahi wa ina ilahi rajucuun kul nafsi daiqati mowt.Anigoo ah mustafe farax C/llahi kuna hadlaya magaca reer farax cabdillahi iyo jaaliyada awdal iyo salal ee degan magalada Minneapolis ee wadanka maraykan ka waxaan halkan tacsi uga diraynaa dhaamtayo dadkan hoos ku qoran allah ha u naxariistee maxamuud nuur(DILAAL ) oo maanta ku geeriyooday magalada […]

Continue reading …

Aw Faarax waa doob aan weli guursan gacantana saarin gaari dumar, wuxuu ku gaboobay boqortooyada ingiriisaka oo uu yari ku tegay, waa markii u horaysay ee uu dalka yimaado, marka uu soconaayo waxaad is odhanaysaa dhulka waaka kasoo go’ay  odaygu, ciir-cirka waxa u dheer gariir aanay gacmihiisu istaagayn waa da’ iyo caalkeede wuxuu madax la […]

Continue reading …