Home » Archives by category » TAHNIYADAHA
Maamulka, Macallimiinta, Ardayda Iyo Waalidiinta Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Ee Magaalada Boorama Oo Dhanbaal Hanbalyo U Diraya Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Awdal Loo Soo Magacaabay Mr,Mustafe Duuduu.

Maamulka, Macallimiinta, Ardayda Iyo Waalidiinta Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Ee Magaalada Boorama Oo Dhanbaal Hanbalyo U Diraya Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Awdal Loo Soo Magacaabay Mr,Mustafe Duuduu.

Dhamaan Maamulka sare ee Dugsiyada Cumar Binu khadaab Boorama, Macallimiinta, Ardayda iyo waalidiinta waxa ay dhanbaal hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Macallin Garyaqaan:Mustafe Axmed Cabdi(Mustafe Duuduu) oo qaranka Somaliland u soo magacaabay inuu noqdo Xoghayaha Gobolka Awdal, waxa aanan alle xilkaa ha kugu asturo, noqona kii dalkiisa, dadkiisa iyo qarankiisana si habsami leh ugu shaqeeyo. […]

Hanbalyo Meher:Ururweynaha Samafalka Tawfiiq Ee Gobolka Awdal Waxa Uu Dhanbaal Hanbalyo Meher U Dirayaa Boqorka:Eng Axmed Xaaji Axmed Muxumad Iyo Boqorada Hibo Barkhad Xasan Oo Meherkoodu Ka Dhacay..

Maamulka sarsare iyo Shaqaalaha ururwaynaha Samafalka Tawfiiq waxa ay dhanbaal Tahniyada Meher hawada U Marinayaa Boqorka:Eng Axmed Xaaji Axmed Muxumad Iyo Boqorada Hibo Barkhad Xasan Oo Meherkoodu ka kala dhacay Dalalka Pakistan Iyo Ireland, waxa ayna leeyihiin noqda lamaanihii isku waara guurkiina lagu farxo ubad khayr qabana kala hela, Reerkii lagu nasto ee Lagu nagaadana […]

Continue reading …
Hanbalyo Dhalasho:Maxamed Maxamuud Sh.Muuse Iyo Hodan X.Muuse Axmed Oo Gabadhi Ugu Dhalatay Hargeya.

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo dhalasho u dirayaan Maxamed Maxamud Sh.Muse iyo Hodan X.Muse Axmed oo gabadhi ugu dhalatay Hargaysa Adna Hospital soo bar baar noqo midi walidked iyo diinteda iyo dalkeda anfaco Ayeeyo Faadumo Sh.Xasan Nuuriye Aabo X.Muse Ahmed Cumar Hooyo Faadumo Xasaan Mataan Amal Muse Ahmed & Saygeeda Ruqiya Muse Ahmed […]

Continue reading …
Hanbalyo Meher:Daawo Sawirrada Boqorka:Cabdicasiis Cali Caddaani Iyo  Boqorada: Hadiya Sayid Cali Daa’uud.

Hambalyo Meher Wacan Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo), Ismaaciil Cali Axmed, Cabdirashiid Maxamed Aaden, Ibraahim Axmed Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Maxamed Xasan Dirir, Cabdiqaar Sh. Maxamuud Muxumed, Saddaam Maxamed Axmed, Rooble Maxamed Saxardiid, Yuusuf Maxamuud Daahir, Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan, Khadar Cabdilaahi Dirir, Maxamed Maxamuud Axmed, Mustafe Axmed Xasan, Saleebaan Sahal Jaamac, Mukhtaar Muuse […]

Continue reading …
Hanbalyo Meher:Boqorka Dr,Jibriil Maxamed C/laahi Iyo Boqorada Nasra Saleebaan Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Rays Boorama,+Sawirro.

Daawo Sawirrada Hanbalyo Meher:Boqorka Dr,Jibriil Maxamed C/laahi Iyo Boqorada Nasra Saleebaan Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Rays Boorama. Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng:Mawliid Hanad Boorama-Somaliland  

Continue reading …
Boqorka:Prof,C/casiis Maxamed Haayir Iyo Boqorada Faatumo Aadam Ahmed Oo Maanta meherkoodu ka dhacay Hotel Rays Ee magaalada Boorama.

Dhamaan hawlwadeenada BooramaOnline.Com waxa ay dhanbaal hanbalyo Meher u dirayaan Boqork:Prof,C/casiis Maxamed Haayir Iyo Boqorada Faatumo Aadam Ahmed Oo maanta meherkoodu ka dhacay Hotel Rays Ee magaalada Boorama waxaanan leenahay Alif Mabruuka Labadiinuba noqdana reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela aamiin.

Continue reading …
Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka Ee Shacabkiisa Somaliland U Diraya.

Taariikh: 31 /12/2016 Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudo iyo dibedaba, Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed, Madaxweynuhu waxa uu si gaara […]

Continue reading …
Hanbalyo Dhalasho Farxad Leh:Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xaaji Axmed C/raxmaan Oo Wiil Ugu Dhashay Hargeysa.

Anigoo ka wakiila dhalinyarada hoos ku qoran waxaanu si wada jir ah Hanbalyo iyo Bogaadin hawada u marinaynaa Walaalkayo Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xaaji Axmed C/raxmaan oo 26/12/2016 Wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa, Illahay waxaan uga beryeynaa inuu ka yeelo inankaa aanu adeerka u nahay kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca kaalin gala […]

Continue reading …
Madaxtooyada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo U Diraysa Arooska Cali Axmed Cali Iyo Shaadiya  Cabdiladiif Cabdilaahi X. Gamgam Oo Ka qabsoomay Hargeysa.

HAMBALYO AROOS Masuuliyiinta iyo Shaqaale Weynaha Madaxtooyadda Somaliland Oo Hambalyo U diraya Arooska Cali Axmed Cali Iyo Shaadiya Cabdiladiif Cabdilaahi X. Gamgam Oo Ka qabsoomay Hargeysa gaar ahaan Hotel Green Palace Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada, Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo […]

Continue reading …
Xeeladaha Ugu Fiican Ee Aad Maaska Samayska Ah Kaga Garan Karto Ka Dabiiciga Ah Marka Aaad…

Maasku waxa uu waxa uu ka mid yahay walxaha ugu qaalisan dunida ee laga sameeyo kabaha, dharka iyo alaabooyin badan oo lagu xaragoodo sida shandadaha gacanta lagu qaato. Waxa se’ muddooyinkan dambe aad u soo baxaya cabashada la xidhiidha tayada maaska ay warshaduhu isticmaalaan iyo ta ka sii daran oo ah walxo maas loo ekeysiiyey […]

Continue reading …
Page 1 of 15123Next ›Last »