Home » Archives by category » TAHNIYADAHA (Page 15)
Daawo Is Bar-bardhig Lagu Sameeyay Daymihii Ay Dawlada Hoose Kaga Tageen Maayorada Cabdi Buur Iyo Saleebaan Xasan Oo Maanta Xilkii Wareejiyay.

Boorama-(BON)-Daawo Is-Bar-bardhig Lagu Sameeyay Daymihii Ay Dawlada Hoose Kaga Tageen Maayor C/buur Iyo Saleebaan Oo Maanta Xilkii Wareejiyay.         Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlayaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu Dhambaal hambalyo ah u dirayaa Dawladda aynu jaarka iyo walaalaha dhaw nahay ee Jamhuuriyada Jabuuti oo ay maanta ku beegan tahay Xuska Sanad Guuradii 38aad ee ka soo wareegtay Markii ay Xornimada ka qaateen Gumaystihii Faransiiska (France) […]

Continue reading …

Dunidu waxa ay maalinba maalinta ka dambaysa hore ugu sii socotaa adeegsiga aaladaha ka dhashay cilmiga casriga ee tiknoolajiyadda lagu garan ogyahay, waa xaafiiska, guriga, gaadhiga, isgaadhsiinta iyo inta badan ee kaabayaashii nolol maalmeedka oo si tallaabo tallaabo ah ugu guuraya dhinaca kombiyuutarka iyo aaladaha sidiisa u shaqeeya. Tiknoolajiyadda hawlaha oo dhan fududaysay iyo waqtigii […]

Continue reading …

HAMBALYADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 17/06/2015, halka ay taariikhda Hijiriyada Islaamkuna ka […]

Continue reading …

Hooyo Safiya Aw-xuseen Mu’min Maxamed Cali Cumar Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Nimco Cali Cumar Seygeeda Iyo Caruurteeda Amaal Cali Cumar Ifraax Cali Cumar Fadxiya Cali Cumar Cawo Cali Cumar Xamda Cali Cumar Dhamaan Dadkaas Oo Dhan waxa ay dhanbaal Hanbalyo U Dirayaan Yaasiin Cabdi Xaaji Iyo Marwadiisa Ugaaso Maxamed Haayir Oo Ay Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka […]

Continue reading …

Dhamaan Qoysaska Reer Cali Cumar ,Reer Dr.C/samad Cimaan ,Reer Xuseen Daahir waxa ay dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan Boqorka Maanta:Cismaan Dr.Casamad Cismaan Iyo Boqorada Nasra Cismaan C/laahi oo maanta meherkoodu ka dhacay Hotel Raysa waxa  ayna Qoyskaas cusub alle uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela aamiin.

Continue reading …

Shaafici Construction Company Waa shirkad Dhisme oo ka qayb qaadatay guud ahaan Bilicda Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Gaar Ahaan Gobolka Awdal taas oo ay dhisaan guryo bilic iyo tayo badan leh Shirkadan Ayaa sidoo kale waxa ay astaanteedu tahay Amaan Iyo Guryo Tayo Leh. Hadaba Wixii faahfaahin Ah kala Xidhiidh Gudoomiyaha Shirkadan Shaafici Construction. Eng.Axmed […]

Continue reading …

Aw Faarax waa doob aan weli guursan gacantana saarin gaari dumar, wuxuu ku gaboobay boqortooyada ingiriisaka oo uu yari ku tegay, waa markii u horaysay ee uu dalka yimaado, marka uu soconaayo waxaad is odhanaysaa dhulka waaka kasoo go’ay  odaygu, ciir-cirka waxa u dheer gariir aanay gacmihiisu istaagayn waa da’ iyo caalkeede wuxuu madax la […]

Continue reading …