Home » Archives by category » TAHNIYADAHA (Page 2)
Boqorka:Prof,C/casiis Maxamed Haayir Iyo Boqorada Faatumo Aadam Ahmed Oo Maanta meherkoodu ka dhacay Hotel Rays Ee magaalada Boorama.

Dhamaan hawlwadeenada BooramaOnline.Com waxa ay dhanbaal hanbalyo Meher u dirayaan Boqork:Prof,C/casiis Maxamed Haayir Iyo Boqorada Faatumo Aadam Ahmed Oo maanta meherkoodu ka dhacay Hotel Rays Ee magaalada Boorama waxaanan leenahay Alif Mabruuka Labadiinuba noqdana reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela aamiin.

Continue reading …
Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka Ee Shacabkiisa Somaliland U Diraya.

Taariikh: 31 /12/2016 Hambalyada Madaxweynaha JSL ee Sannadka Cusub 2017-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudo iyo dibedaba, Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed, Madaxweynuhu waxa uu si gaara […]

Continue reading …
Hanbalyo Dhalasho Farxad Leh:Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xaaji Axmed C/raxmaan Oo Wiil Ugu Dhashay Hargeysa.

Anigoo ka wakiila dhalinyarada hoos ku qoran waxaanu si wada jir ah Hanbalyo iyo Bogaadin hawada u marinaynaa Walaalkayo Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xaaji Axmed C/raxmaan oo 26/12/2016 Wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa, Illahay waxaan uga beryeynaa inuu ka yeelo inankaa aanu adeerka u nahay kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca kaalin gala […]

Continue reading …
Madaxtooyada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo U Diraysa Arooska Cali Axmed Cali Iyo Shaadiya  Cabdiladiif Cabdilaahi X. Gamgam Oo Ka qabsoomay Hargeysa.

HAMBALYO AROOS Masuuliyiinta iyo Shaqaale Weynaha Madaxtooyadda Somaliland Oo Hambalyo U diraya Arooska Cali Axmed Cali Iyo Shaadiya Cabdiladiif Cabdilaahi X. Gamgam Oo Ka qabsoomay Hargeysa gaar ahaan Hotel Green Palace Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada, Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo […]

Continue reading …
Xeeladaha Ugu Fiican Ee Aad Maaska Samayska Ah Kaga Garan Karto Ka Dabiiciga Ah Marka Aaad…

Maasku waxa uu waxa uu ka mid yahay walxaha ugu qaalisan dunida ee laga sameeyo kabaha, dharka iyo alaabooyin badan oo lagu xaragoodo sida shandadaha gacanta lagu qaato. Waxa se’ muddooyinkan dambe aad u soo baxaya cabashada la xidhiidha tayada maaska ay warshaduhu isticmaalaan iyo ta ka sii daran oo ah walxo maas loo ekeysiiyey […]

Continue reading …
Barnaamijka Guulaystayaal Geeddiga Wadaay.Q:4-aad, Qalinkii:Aqoonyahan Rashiid Sulub Caalin.

KU TOOSNOW MAAMUL WANAAGGA Qalinkii::Rashiid Sulub Caalin   Email:sulub2007@yahoo.com Tel:0634426781 / 0659746679 Marka ugu horraysa waxaan Ilaahay ka baryayaa in abaarahan soo noq-noqonaya Ilaahay inaga kor qaado, oo uu Ilaahay ina waafajiyo dedaalkii, aqoontii iyo kartidii aynu kaga bixi lahayn abaarahan oo xal waara loogu heli lahaa iyaga iyo dhibaatooyinka kale ee ina haystaba. Ugu horrayn, […]

Continue reading …
War-Saxaafadeed:Gudoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Md,Seed Oo Magacaabay Laba Guddi.

Hargeysa-(BON)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed waxa uu maanta magacaabay laba gudi oo uu ku sheegay inay kala yihiin, Guddida Abaabulka iyo wadahadalada ee garabka toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI kaas oo uu gudoomiye uga dhigay Marwo HInda Jaamac Xirsi, kana kooban […]

Continue reading …
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaal Hanbalyo U Diraya Madaxweynaha Cusub Ee Doorashada Maraykanka Ku Guulaystay Mr, Donal Trump.

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka dalkayga iyo dadkayga waxan kugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaadhay Doorashadii ay shacabka Maraykanku kuugu doorteen inaad noqoto Madaxweynahoodii 45-aad. Mudane Madaxweyne, haatan oo Doorashadii lagu kala calaf qaaday, waxa lagama maarmaan ah inaad ummadaada midayso oo aad u damaanad qaado horumar iyo barwaaqo, mid kuu codeeyey iyo mid […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Boqorka:C/qani Xuseen Cigeh Iyo Boqorada Naciima Saleebaan Camir Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Boorama.

Hambalyo Hambalyo………..Boqorka  Abdikani Huseen Egeh iyo Boqorada Naima suleiman Cumar waxan ugu ducaynayaa ducadii Nabiga (scw) بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير …Aamiin…           Diyaarintii:Eng:Mawliid Hanad.

Continue reading …
Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed: Qaybtii 3Aad. W/Q: Dr,Jamal A. Muse.

“Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani” Hordhac: Ugu horayn, waxan halkan ku gorfayn doonaa qormo taxane ah oo ka hadli doonta, Soyaalkii Hoggaaminta Ahmed Muumin Seed. Duug-reebka Siyaasadda Xisbiga Waddani, Male Xumada Musdanbeedka, Lunsanaanta Wiilasha Idman, Dhaawaca Cugashada Cirro, Kaalinta Cataabe Casabo Lagu Doortay ,Kaalinta Kooxda Boodo dheere, […]

Continue reading …