Home » Archives by category » WARARKA (Page 2)
Daawo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Ujeedka Safarkiisu Daarnaa.

Boorama-(BON)-Daawo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Ujeedka Safarkiisu Uu Daaranaa. Xafiiska Wararka BooramaOnline Eng:Mawliid Maxamed Muxumad”Mawliid Hanad” Axmed Diiriye Ciiltire Boorama-Somaliland  

Continue reading …
Daawo Barnaamujka Qiimaynta S/land 21-Xildhibaan Iyo 6-wasiir Oo Hadal Haya Is Casilaad.

Hargeysa-(BON)-Daawo Qiimaynta S/land 21-Xildhibaan Iyo 6-wasiir Oo Hadal Haya Is Casilaad. Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Haweeney Ka Tirsan Alshabaab Oo Afka Furatay Kuna Baaqay In La Dilo Madaxda Dawlada+Video

Muqdisho-(BON)-Daawo Haweeney Ka Tirsan Alshabaab Oo Afka Furatay Kuna Baaqay In La Dilo Madaxda Dawlada. Xafiiska Wararka BooramaOnline Muqdisho-Soomaaliya

Continue reading …
Daawo Khudbadii Danjire Baashe Cawil ee Kulankii Jaaliyada Imaaraadka + Nuxurkii Hadalka..

Dubai-(BON)-Daawo Khudbadii Danjire Baashe Cawil ee Kulankii Jaaliyada Imaaraadka + Nuxurkii Hadalka.. Xafiiska Wararka BooramaOnline Dubai-Imarates

Continue reading …
Soo Dhawayntii Kaptan Hussein Habane Dhimbiil ee Bristol UK Iyo Ujeedka Safarkiisa,+ SAWIRRO.

Bristol-(BON)-Maalintii Jimcaha ahayd 24th February 2017; Waxaa Magaallada Bristol ee Dalkani UK lagusoo dhaweeyey; laba Xidigle Kaptan Hussein Habane Dhimbiil; oo Dalkani UK u yimi; course Aqoon Korodhsiya oo la xidhiidha Maamulka iyo Macluumaadka Ciidanka Badda. Kaptan Husein Habane oo ah; Wiil Dhalinyaro ah; ayaa Wuxuu lawadaagay Jahliyada Bristol ee Dalkani UK; Xog waraysi iyo […]

Continue reading …
Daawo Wariyad Caan Ah Oo La Dilay Iyada Oo Warar Ka Soo Tabinaysa Dagaalka Mosul.

Mosul-(BON)-Suxufiyad caan ah oo la oran jiray Shifa Gardi ayaa la dilay maanta xilli ay warar ka soo tebinaysay dagaalada Ciidamada Ciraaq iyo Kooxda Daacish ku dhexmaraya galbeedka magaalada Mosul. Telefishinka Rudaw ee uu maalgeliyo Xisbiga Dimoqraadiga ee Kurdistan ee KDP oo Suxufiyadan ay ka la shaqeyneysay ayaa shaaciyey in Shifa Gardi ay ku geeriyootay […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Niyad Sami Iyo Rajo Kala Soo Laabtay Dalka Sacuudi Arabiya.

Muqdisho-(BON)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tagey dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka, aan walaalaha nahay ee Sucuudiga ayaa la kulmay boqor Salmaan Bin Cabdicasiis […]

Continue reading …
Daawo Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh Iyo Wasiir Xaglotoosiye Oo Laga Mamnuucay Inay Soo Galaan Buuhoodle Iyo Sababta

Buuhoodle-(BON)-Daawo Maleeshiyada Gacanta Ku Haysa Buuhoodle Oo Magaaladaas Ka Mamnuucay Inay Soo Galaan Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh Iyo Wasiir Xaglotoosiye. Xafiiska Wararka BooramaOnline Buuhoodle-Somaliland

Continue reading …
Daawo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Digniin Kama Danbaysa U Diray Wadayasha Gaadiidka Dalka.

Hargeysa-(BON)-Daawo Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Digniin Kama Danbaysa U Diray Wadayasha Gaadiidka Dalka.     Xafiiska Wararka BooramaOnline Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Dirawalada Gaadiidka Ee U Kala Goosha Boorama Iyo Jabuuti Oo Cabasho Xoogan Ka Muujinaya Kastanka Lawyacado

Boorama-(BON)-Daawo Dirawalada Gaadiidka Ee U Kala Goosha Boorama Iyo Jabuuti Oo Cabasho Xoogan Ka Muujinaya Kastanka Lawyacado Qaybta Somaliland. Xafiiska Wararka BooramaOnline Sadaam Maxamed Caqli Boorama-Somaliland

Continue reading …