Home » Archives by category » WARARKA (Page 3)
Ex-Wasiir Cali Waran Cade Oo Soo Jeediyay Talo Qaran, Xisbiyadana Ugu Baaqay Inay Galaan Tartan Xalaal Ah.

Hargeysa-(BON)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde, oo hadda ah La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa ka hadlay abaaraha dalka ka jira, loolanka Xisbiyada, mawqifka Doorashada ee labada Xisbi Mucaarad ee ah in Doorashadu dib loo dhigo, iyo halka uu ka taagan yahay Xisbiga taladda dalka haya.     La Taliyaha gaarka […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mr,Shiine Oo Ka Hadlay Soo Laabashada Suldaan Wabar Iyo Saameyntiisa.

Hargeysa-(BON)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), ayaa ka hadlay dib u soo laabashada Suldaan Wabar, waxaanu sheegay inay xaqiiqo tahay oo uu dib u soo laabtay, balse aanu wax dhib ah wadin, ee uu deegaankiisa soo booqday, dibna uu u noqday. Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), oo Wargeyska Geeska Afrika […]

Continue reading …
Daawo Haweenay Meyd Ahaan Loo Raaciyay  Webi Oo La Helay 40-Sanno Ka Dib Iyada Oo Nool.

Kanbur-(BON)-Haweeney 82 sanno jir ah oo u dhalatay dalka India ayaa maalmo ka hor soo garaacday albaabka gurigeeda oo ku yaalla degaanka Kanpur ka dib markii 40 sanno ka hor meyd ahaan loo raaciyey wabiga Ganges River. Xubno ka tirsan qoyskeeda ayaa sheegay haweeneydan oo magaceeda la yiraahdo Vilasa iney u dhimatay qaniinyada maska loo […]

Continue reading …
Daawo Gudoomiye Jawaari Oo Kullan Xasaasi Ah La Qaatay Musharaxiinta Madaxweyne.

Muqdisho-(BON)-Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Sooomaaliya ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula qaatay xubno ka socday Beesha Caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamayaa xilka Madaxweynaha. Musharaxiintaka qeyb galay kulankan ayaa guddoomiye Jawaari ka codsaday in doorashadda Madaxweynaha loo sameeyo habraac daahfuran, si looga badbaado musuq maasuq iyo wax si dabo marin. Guddoomiyaha ayaa waxay sidoo […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Sharmake Geelle oo dhalinyarada ururka YDAO ku maamuseen shahaado sharaf.

Hargeysa-(BON)-munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen dhalinyarada ku dhaqan caasimada Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay hotelka bariga magalaada Hargeysa ee Mansoor Kulankaas oo ay soo agaasimeen ururka dhalinyarada ee YDAO ayey muhiimadiisu ahayd soo bandhiga xog-ururin ay mudooyinkii u dambeeyey ka diyaariyeen dhalinyarada ku dhaqan caasimada Hargeysa […]

Continue reading …
Daawo Siyaasi Ayaanle Siciid Oo Si Adag Uga Hadlay Dhul Dan Guud Ah Oo La Sheegay In Laga Iibiyay Boorama, Raali Galin Buuxdana Siiyay Eng:Saylici.

Boorama-(BON)-Daawo Siyaasi Ayaanle Siciid Oo Si Adag Uga Hadlay Dhul Dan Guud Ah Oo La Sheegay In Laga Iibiyay Boorama, Raali Galin Buuxdana Siiyay Saylici. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Musharaxa Madaxweyne Xigeen Ee Xisbiga WADDANI Oo Komishanka Doorashooyinka Uga Digay Inay Kaadhadhka Codbixiyayaasha Ka Qaybiyaan Gobolka Awdal Iyo Sababta.

Hargeysa-(BON)-Daawo Musharaxa Madaxweyne Xigeen Ee Xisbiga WADDANI Amb.Maxamed Cali Oo Komishanka Doorashooyinka Uga Digay Inay Kaadhadhka Codbixiyayaasha Ka Qaybiyaan Gobolka Awdal. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/naasir Cumar Dhaadheere Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Wasiirka Wabarashada Somaliland Oo Hanjabadii Ugu Cuslayd Hawada U Mariyay Macallimiinta Aan Tababarnayn Ee Shaqadooda Ka Soo Bixi Waaya.

Gabiley-(BON)-Daawo Wasiirka Wabarashada Somaliland Oo Hanjabadii Ugu Cuslayd Hawada U Mariyay Macallimiinta Aan Tababarnayn Ee Shaqadooda Ka Soo Bixi Waaya. Xafiiska Wararka BooramaOnline Gabiley-Somaliland

Continue reading …
Caqil Af Qaloocshe Oo Kabaha La Dulmaray Madaxweynihii Hore Ee S/Land Daahir Rayaale Kaahin, Amaanayna Saylici,+Video.

Boorama-(BON)-Daawo Jiif Caqil Af Qaloocshe Oo Kabaha La Dulmaray Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, Amaana Dusha Ka Huwiyay. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …
Daawo Siyasiyiiin Iyo Dhalin Yaro Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Si Adag Uga Hadashay Dhul Dan Guuda Oo Wasiir Cali Xaamud Jibriil Iyo Cali Mareexaan Ku Heshiiyeen Iibintiisa Oo Ku Yaala Magaalada Boorama.

Boorama-(BON)-Daawo Siyasiyiiin Iyo Dhalin Yaro Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Si Adag Uga Hadashay Dhul Dan Guuda Oo Wasiir Cali Xaamud Jibriil Iyo Cali Mareexaan Ku Heshiiyeen Iibintiisa Oo Ku Yaala Boorama. Xafiiska Wararka BooramaOnline C/rashiid C/laahi Cumar Boorama-Somaliland

Continue reading …