Home » Archives by category » WARARKA (Page 803)
Daawo Wasiir Xukuumada Axmed Siilaanyo Ka Tirsan Oo Sheegay In Shaqaalihiisa Qaarna Uu Soo Dhawaysan Doono, Kuwo Kalena Fogayn Doono.

Hargeysa-(BON)-Daawo Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Siilaanyo Oo Sheegay Cida Shaqaalihiisa Uu Soo Dhawaysanayo Iyo Kuwa Uu Iska Fogaynayo.           Xafiiska Wararka BooramaOnline C/naasir Cumar Dhaadheere Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Boqor-buur Madaw Oo Taageeray  Hadalkii Suldaan Xiiray, Durayna Salaadiintii Kale Ee Dhibsaday Hadalkiisa.

Boorama-(BON)-Daawo Boqor Buur Madaw Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasi Ah Oo Xaalada Dalka Ah.           Xafiiska Wararka BooramaOnline C/raxmaan Cilmi Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Su’aalo Tiro Badan Oo Laga Waydiiyay Musharax C/rashiid Xasan Mataan Is-Casilaadiisa Iyo Khilaafka Ucid

Hargeysa-(BON)-Musharax xigeenkii xisbiga Ucid iska casilay Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa su’aalo badan laga waydiiyay iscasilaadiisa iyo duruufaha ku gedaaman khilaafka xisbiga Ucid. Waxa uu sheegay in markii uu qiimeeyay xaaladda xisbiga ay ka fursan wayday inuu iscasilo. Cabdirashiid ayaa guddoomiyaha Ucid ku eedeeyay inuu heshiis la galay xisbiga Kulmiye, kaasi oo macnahiisu yahay inaanu Kulmiye […]

Continue reading …
Daawo Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Musharaxii Is Casilay Ee C/rashiid Xasan Mataan, Dawlada Iyo Kulmiyana Ku Eedeeyay Inay Dubaha U Qaateen Xisbiga UCID Sidii Loo Burburin Lahaa.

Hargeysa-(BON)-Musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen,ayaa markii u horaysay ka hadlay khilaafka cakiran ee xisbiga Ucid ka dhex taagan, waxaanu sheegay inuu si sharci ah u yahay musharaxa xisbiga Ucid. Jamaal waxa uu sheegay in guddoomiyaha Ucid dhaafay awoodihiisa, kana talaabsaday sharciga xisbiga. Waxa uu ku dooday in guddoomiye Faysal […]

Continue reading …
Daawo Prof.Cabdisalaan Yaasiin Oo Noqday Musharaxii Labaad Ee Isla Todobaadkan Gudihiis Shaaciyay Inuu U Tartamayo Jagada Madaxweyne Ee Waddani

Hargeysa-(BON)-Daawo Prof.Cabdisalaan Yaasiin Oo Noqday Musharaxii Labaad Ee Isla Todobaadkan Gudihiis Shaaciyay Inuu U Tartamayo Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga WADDANI.         Xafiiska Wararka BooramaOnline C/naasir Cumar Dhaadheere Hargeysa-Somaliland

Continue reading …
Daawo Shiishyahanada Kooxaha Ka Dagaalamada Suuriya Oo Soo Riday Diyaarad Helecopter Ah Oo Ay Leeyihiin Dalka Ruushku.

Dimishiq-(BON)-Kooxaha ka dagaalama gudaha Siiriya ayaa soo riday mid ka mid ah diyaaraddaha Helicopterka Ruushka leeyihiin, waxaana gantaal la helay shiish-yahan ka mid ah xooggaga ka dagaalama dalkaasi. Diyaaradan oo lasoo riday shalay ayaa waxaa ka war muhiimsaneyd diyaaraddii kale ee Turkiga soo riday, taasoo buun buuninteeda qarisay in la ogaado diyaaraddan kale ee kooxaha […]

Continue reading …
Daawo Sawirrada Qaxooti Loo Diido Inay Galaan Dalalka Reer Yurub Oo Afka Iska Tolay.

Madonia-(BON)-Qaxooti ka soo jeeda dalalka Siiriya , Ciraaq iyo Iiraan ayaa waxaa la sheegay inay cuntada ka soomeen ka dibna si xun Afka cirbad iskaga toleen ka dib markii lagu celiyay xuduudaha dalalka Giriiga iyo Masdonia . Qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa xirtay xuduudahooda ka dib Qaraxyadii lagu qaaday magaalada Paris ee caasimada […]

Continue reading …
Daawo Gaalka Ugu Weyn Diinta Kiristanka Oo Maalintii Labaad Ku Sugan Caasimada Dalka Kenya Ee Nairobi Iyo Soo Dhawayn Balaadhan Oo Loo Sameeyay.

Nairobi-(BON)-Baadariga diinta masiixiga ee Catholic-ga Pope Francis ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ugu bilaabaday booqasho afar maalin ah. Baadarigan waxaa garoonka diyaaradaha ee JKIA kusoo dhaweeyay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kuxigeenkiisa iyo madax kale oo fara badan. Pope Francis ayaa waxaa kaloo soo dhoweeeyay kooxo hidde dhaqanka dalkaasi […]

Continue reading …
Daawo Safaarada Turkigu Ku Leeyahay Dalka Ruushka Oo Dad Cadhaysani Weerareen+Sawirro

Moscow-(BON)-Dadweyne careysan ayaa dhagxaan iyo waxyaabo kale ku weeraray dhismaha Safaaradda Turkiga ku leeyahay magaalada Moscow ee Caasimada Ruushka, iyadoo dadkan ka careysan yihiin tallaabadii Turkiga ku soo riday maalintii shalay diyaarad dagaal uu Ruushka leeyahay. Baraha bulshada ayaa la soo dhigay sawiro iyo muuqaalo muujinaya boqolaal dibad baxayaal ah oo ku dhawaaqayay halku dhigyo […]

Continue reading …
Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Oo Beeniyay Warar Sheegayay Ina Isbaahaysigooda Dimuquraadiyad Doonka Kulmiye Iibsadeen UCID.

Hargeysa-(BON)-Weli Xisbi kale iyo aragti kale maanu qaadan ee waxaanu u taaganahay helitaanka xaqa muwaadin walba u leeyahay doorasho xor ah xisbi ahaan iyo qaran ahaanba waxaanan safar xog-weraysi ah ku gaadhi doonaa Caasimada Gobolka Togdheer ee Burco ” hadalkaasi wuxuu ka mid yahay qoraal kooban oo wasiirkii hore ee madaxtooyadu kaga hadlay mawqifkooda siyaasiga […]

Continue reading …